Page 4 of 6

Re: (EDIT) Af Somali writing contest: Lilaahiya vs Greenday

Posted: Wed Dec 14, 2011 1:26 pm
by abuu_dujaana
greenday wrote:Madama aan nahay dad muslim ah oo jecelel waxa Ilaheey na fartay waxa muhiim ah inaan laso istagi karno goobaha aan laga filaneeynin dharka la mid ah cabaya ama asturan. Inkasto aad la kulmeeysid takoor ama haroofitan kasocda gabdha meesha jooga, amsa eeyna wiilsha dhinacaga cawadas soo firineynin caro daradeed ,sababtoo ah naasku ku nuursan laha inaad kasoo qarisay. Fa’iidada meesha kutalao aa ah inaad oga ogaato muhimada waxa waye inaad ogtahay waxa keenayo haroofka ma’ahan ina aad ka xuntahay ama eey ka labis qurxon yihin ee waxa so xasusineysaa qaladaka ama falka xun eeyku kacayan oo ah in niman aanan maxrumkoda aheen eeyla so dhax istagan dhar lala masalikaro sida eey hoyasdood ku dhashay, waxa aan ka hadlayo waa diraca. Diinta kabacdi waxa muhiim ah inaad karti leedahay, waa muhiim kartida iyo isku kalsoonida aad ledahay inaad tusii kartid dadka, in aadna ubahneed dhar qaawan sida eey bilicda iyo quruxda ilahey kugu deeqay loo arko.

Mar walba waxa muhiim ah in arimha la isbar bardhigo inta aananan hal dambiil ukunta kuwada ridan. sababtaas daradeed waxaa firineyna dhibata maba foolxumada eey ledahay cabayada loo gu labisanayayo arooska eey dumar iyo ragaba ka qeyb qadanayaan. Kow qofka gaaray go’anka ineey isdadaan waxa uroon ineey isku dayan ineey diinta sifican uwada racaan, marka oo aroos isku darsanyahay waxayaba kama haran ayaa jira ookamid tahay musigia iyo ciyaro oo ah labo wax oo ilahey inanaga manuucay sidaas daradeed waxa gabdha cabayada xirta kuhaboon ineeysan ka qebgalain. Hadii aad xasusatan waxa youtube kujira gabdah cabayad wata oo isku qal qalocinayo sin aanan meshan kashegikarin iyagoo heeesta “bend over” ku ciyarayo, wax aka arki kartan fikrada eeydaka kadhibanayaan ineysan aheen wax dadka lafiican insidaas logu ciyaro maaro loga bartay sharaf. Mida labaad waxaa dadka qaar u arki karaan in eey tahay edab daro bareer ah oo lagu xuman aroosada, eyado la dhihi karo marka eey qof aroos isku darsan dhiganeeyso waxeey ugu talagashay in meesha lagu bashalo oo arooska canjalda laga duubo u qurxonaato sidaas daradeed waxa munasib ah oo muhiim ah in sida eey arooska iyo aroosada jeclesteen loo yeela.
:lol: :lol: :lol:
Greenday xaqiiqdii waxay taabatay qodobo runtii aad muhiiim u ah, sida hab dhaqanka wanaagsan ee looga baahan yahay gabadha muslimada ah :up:

Re: (EDIT) Af Somali writing contest: Lilaahiya vs Greenday

Posted: Wed Dec 14, 2011 1:52 pm
by KingWaslawi
..

Re: (EDIT) Af Somali writing contest: Lilaahiya vs Greenday

Posted: Wed Dec 14, 2011 1:57 pm
by eliteSomali
This is interesting to say the least! I think there should be an English version analogous to this.

Re: (EDIT) Af Somali writing contest: Lilaahiya vs Greenday

Posted: Wed Dec 14, 2011 10:27 pm
by Lillaahiya
Horta inaa hablaha la kala saaro ba ilaa qurux badan. Gabdho oo diinta aad ku xidhxidhan ba jiraa oo jidhkooda sidda lagu talagalay asturan. Cabaayado aan shagaar lahayn oo balbalaadhan, oon waxtoona ka muqan bey xidhan. Marka aroos la soo hadal qaado, oo weliba mid rag iyo dumar isku imanayaan, inta badan hablahan laguma arko. Sababta oo ah wa dad Illahay ka baqdan oo dan aan ku jirin meel music lagu tumaayo iyo hasaawe ka dhacayso. Xiiso umaa hayaan xaflad diinta ka hor imanaysa. Kuwaa ka qeyb galan, intay mudha yar joogan bey kadinka ka boodan.

Hablaha kalena wax kamaa qasna oo cabaayado nashqad waalan ku taala amba dhaldhalaal badan leh ba lagu arka. Kuwaan wey xarragoodan. Madaame ey is dhisayaan, waxaa u dhamaa inay diraac amba guntino iska xidhan. Waayo dheh? Soomalinimo awgeed. Dhar iyo dhaqan beynu leenahay. Dhalaaalka haddaaney dhibayn, diraac iyo gabarsaartiisa amba guntino iyo kodhkan "blazer" la yidhaahdo wa inay habeenkaasi xidhan weeyan. Inleen maalin walba cabaayad wey gashan yahiin, marka wa inay fursada ka faa'iidaystan oo xafladaha dharkooda xidhan.

Re: (EDIT) Af Somali writing contest: Lilaahiya vs Greenday

Posted: Wed Dec 14, 2011 11:03 pm
by TheblueNwhite
This a tough one to judge.

Beginning:
Green 3 Lilaahiya 3 points

Characterization:
Green 2.5 Lilaahiya 3

Plot:
Green 3 points Lilaahiya 3

Conflict:
Green 4 points Lilaahiya 4

Style:
Green 2 Lilaahiya 3.5 points

Mechanics:
Green 1.5 Lilaahiya 3

Total
Green 16.5/24

Lilaahiya 19.5/24

Re: (EDIT) Af Somali writing contest: Lilaahiya vs Greenday

Posted: Wed Dec 14, 2011 11:08 pm
by Lamagoodle
The BlueNwhite
I have 19 and 17 on my score card in Greenday's favour.

Re: (EDIT) Af Somali writing contest: Lilaahiya vs Greenday

Posted: Wed Dec 14, 2011 11:10 pm
by TheblueNwhite
Lamgoodle wrote:The BlueNwhite
I have 19 and 17 on my score card in Greenday's favour.
:lol: :lol: :lol:

C'mon now, be fair.

I reckon we need a tie breaker.

Re: (EDIT) Af Somali writing contest: Lilaahiya vs Greenday

Posted: Wed Dec 14, 2011 11:13 pm
by Lamagoodle
TheblueNwhite wrote:
Lamgoodle wrote:The BlueNwhite
I have 19 and 17 on my score card in Greenday's favour.
:lol: :lol: :lol:

C'mon now, be fair.

I reckon we need a tie breaker.
We have to consider the time dimension. Lilaahiye waited until the last minute. In Lilaahiye's story there was no plot.
On grammer Lilaahiye wins but on plot and originality Greenday is the winner.

Re: (EDIT) Af Somali writing contest: Lilaahiya vs Greenday

Posted: Wed Dec 14, 2011 11:20 pm
by TheblueNwhite
I concur. Green came up with great examples, perhaps she should've taken a little more time to fine tune her grammar. Lilaahiya's was fluid, short on details and the tone was bit negative for my liking.

A draw is reasonable here don't you think? Lilaahiya did promise to come back and unlike Xamud she came back and did her thing proudly. :up:

Re: (EDIT) Af Somali writing contest: Lilaahiya vs Greenday

Posted: Wed Dec 14, 2011 11:52 pm
by BanadirBeauty
maseer aa i haaya. wax masoo qasqasi karaa? :D tartan iyo booto mahin.

I have all the time in the world now...

Re: (EDIT) Af Somali writing contest: Lilaahiya vs Greenday

Posted: Wed Dec 14, 2011 11:59 pm
by TheblueNwhite
Go ahead. :up:

Re: (EDIT) Af Somali writing contest: Lilaahiya vs Greenday

Posted: Thu Dec 15, 2011 1:02 am
by BanadirBeauty
Abayaho waa dhar asturan oona cawrada dumurka kaadaboola raga. Marka laka hadalaayo aroos "isku dhexjir" oo loo xirto abayodo waxyaabo badan oo wanaaag aa laaka dheehani karaah. Mida kowaad ee laga dheehan karoo dumarka Abayadaha ku aado Aroosyada oo rag iyo dumar ka qeeeb kalaan waxa ka mid ah, In ay dumarkaaseti ee ka maseereenin kuwa helaan "Dhugmada" raga maadama eeh soo xiirten dhaarka oo la iska dhax arko si ee ukusoo jiidan raga . Ta labaad waxa waayay, in eey dumarkaaseti kafakareenin qaab ee uu habeeyaan tiimahooda maadama ee waqti dheer dumaarka ku mashquulan timo sameenta xiliyasha la iisku diyarihayo aroosyasha. Waxa kaloo dhab ah, In dumarkaas ee daafacaan sharaftooda iikoona dareensiiyo dumarka soo qeeb galayasho ee asturneen ciilgaabiyeen oo xasaasi iyo intaa Alle ka foog yihin. Dumarka doorbido Abayadaha inte ku adaan aroosyasha waa badana kuwo karti leh, oo dhag iyo dhay jalaq usiinin shisheeyaha "kasoo qeeb gale" fikirkooda. :mrgreen:

Waxa kaleeto oo inta laaga dhawajiya uu bahaan kalifaata gawar asturan u geesi intee aroos iskudaran aado. Xaaa u diidaayo inta guryaha hooyoyinkood fadhiyaan maadama eeh dad fiican u ekyihin?. Jawaabta waa mid u fudud; qofki caaqil ehna wuu fahami kara. Dumarkaas ma ahan kuwo daacad nimo u xirtaan Abayadaha waayo hade ee run ka tehe ma kadhawadeen meel heeso, ciyaaro, dhaqleeso iyo fasahado dhan ka dhaceeso. waa qalad in wax saas ku dhaqmaan kuwa asturan. waxee sharaf dhac u keeni karaaan kuwa daacaadniimada uu xiirta, ee aa ka qeeb galin waxyalahas. Aroos ta ku aado Abayo iyo ta ku aadin Waxa ma is dhamaan. hore loo yiri: Aar qoyey dacawo la mood, micnaha waxa ku keenay guri sheeydan tii gashaa dadku sheydamad ee u malehayan.Marka taas wexee ku kasban karaan xumaan ka imaato dhanka dad weenaha. koley, ani iyo kuwo badan aa qaacidadood eh inta waxas dumarka sameehaayan tahay madadaalo ee nooka dhaadhicihayan fikradaa ah intaa astuuran yihin. dumarkas sheekadoda waa baqtiga macuno ee fuudkis cawaa oo la mid eh, Isma qaawiyee Heesaha iyo fasahada ka dheceesa ka qeeb qaata. ugu dambeenti, Aroos isku-jir ka muuqo ama ka maqanow. War lee mala wada hee. :lol:



Alalalala, :clap: :clap:

Re: (EDIT) Af Somali writing contest: Lilaahiya vs Greenday

Posted: Thu Dec 15, 2011 1:03 am
by eliteSomali
TheblueNwhite wrote:I concur. Green came up with great examples, perhaps she should've taken a little more time to fine tune her grammar. Lilaahiya's was fluid, short on details and the tone was bit negative for my liking.

A draw is reasonable here don't you think? Lilaahiya did promise to come back and unlike Xamud she came back and did her thing proudly. :up:
What kind of a judge are you if your mind is easily altered? no pun.

Re: (EDIT) Af Somali writing contest: Lilaahiya vs Greenday

Posted: Thu Dec 15, 2011 1:04 am
by Lillaahiya
Lamgoodle wrote: We have to consider the time dimension. Lilaahiye waited until the last minute. In Lilaahiye's story there was no plot.
On grammer Lilaahiye wins but on plot and originality Greenday is the winner.
:lol: I had things to do. Teeda kale, no one asked for a story. Blue&White posed a q and I answered it.

Re: (EDIT) Af Somali writing contest: Lilaahiya vs Greenday

Posted: Thu Dec 15, 2011 1:15 am
by 1nemansquad
BanadirBeauty, you did your best (but that was difficult to read)

Lillaahiya, i wasn't impressed; i expected more from you