War abdalow , waxa ku qoran meesha , pending a national referendum.abdalla11 wrote:Puntland had a constitution before kumeel gaar buu ahaa lakiin. This one is permanent and federalSahanGalbeed wrote:Haddeyna Puntland hore u lahayn dastuur , iyo waxay daiman sheegayso ay dhab tahay {until a federal constitution is drafted } , intaaney doorashooyin dhicin oo an xisbiyo la kala samaysan , horta waa in laga soo bilaaba dastuurka
Wallahi aad bu inooga dambeeya daaroodku....Ilayn daarood o dhan i sow Puntland ku ma faano
Maxay ka dhigantahay ? sida ay sheegayso daiman weeyan .
Until , mid national ah la sameeyo , tan baad ku soconaysaan.
Dastuur la'an na , siyasadi ba ma'ba jirto .
Faroole , multi party system bu idin la raba baan filaya .
PS: Aniga naagaha jikaarka badan la i ma tuso , walaashey ila dhalatay haddey ahayd na waan dhirbaaxi laha .
Naagahu qabyaalad shaqo ba ku ma laha . You are not gonna reinvent the "game" !

