LOL @ wadanka lama sheegayo!TheblueNwhite wrote:Odeyaasha carabta dhalinyarada ayey ka daran yihiin soo ma ogid. Mar anigoo dukaan jewellery lagu iibiyo ku dhex jiro, wadan Carbeedna joogo, magaca lama sheegaayo, ayaa waxaa isheyda ku dhacdey gabar Eritrean ah oo silsilad iney iibsato dooneysey, odeygii dukaanka lahaa ayey kala hadleysey iney tijaabiso silsilad ay ka heshay. Markuu u soo saarey oo u dhiibey, ayuu haddana yiri anigaa kuu xiraaya,gadaal ayuu ka marey markuu u dhawaadey left and right ku eegey alaabtiisa (xoqxoqid).
Waxaa ku xigtey in gabadhu dukaanka ka cararto. Waan isaga dhaqaaqey markiiba anigoo qoslaaya.

What? Alaabtiisa ku xoq-xoqay aa?

I have this feeling it is Egypt.
