Page 4 of 6
Re: WTF thread
Posted: Wed May 02, 2012 5:16 am
by Twist
TheblueNwhite wrote:Odeyaasha carabta dhalinyarada ayey ka daran yihiin soo ma ogid. Mar anigoo dukaan jewellery lagu iibiyo ku dhex jiro, wadan Carbeedna joogo, magaca lama sheegaayo, ayaa waxaa isheyda ku dhacdey gabar Eritrean ah oo silsilad iney iibsato dooneysey, odeygii dukaanka lahaa ayey kala hadleysey iney tijaabiso silsilad ay ka heshay. Markuu u soo saarey oo u dhiibey, ayuu haddana yiri anigaa kuu xiraaya,

gadaal ayuu ka marey markuu u dhawaadey left and right ku eegey alaabtiisa (xoqxoqid).

Waxaa ku xigtey in gabadhu dukaanka ka cararto. Waan isaga dhaqaaqey markiiba anigoo qoslaaya.
LOL @ wadanka lama sheegayo!
What? Alaabtiisa ku xoq-xoqay aa?

Why didn't she slap him?
I have this feeling it is Egypt.

Re: WTF thread
Posted: Wed May 02, 2012 5:22 am
by salool
Re: WTF thread
Posted: Wed May 02, 2012 8:51 am
by Niya

Thanks for a good laugh people!
Re: WTF thread
Posted: Wed May 02, 2012 9:00 am
by Mondey
Twist wrote:Koofiyadduu xiran yahay & the look of his age by his neck makes it even worse, plus the lady being veiled. Hadday dad dhalinyaro ah ahaan lahaayeen wax kaley ahaan laheyd.

waxa kadaran gabadha waxay iska dhigaysaa inayna waxba dareemayn

Re: WTF thread
Posted: Wed May 02, 2012 9:55 am
by LiquidHYDROGEN
Humans are wierd.

Re: WTF thread
Posted: Wed May 02, 2012 2:05 pm
by BlackVelvet
WTF indeed.
Ninkaas duqa in dharbaaxyo kulul lola dhacdo ayo istahilaa

Re: WTF thread
Posted: Thu May 03, 2012 10:51 am
by abdalla11
Caught!
Re: WTF thread
Posted: Thu May 03, 2012 8:38 pm
by Daff
I Think I found the problem
Re: WTF thread
Posted: Sun May 13, 2012 4:00 am
by TheblueNwhite
Twist wrote:
LOL @ wadanka lama sheegayo!
What? Alaabtiisa ku xoq-xoqay aa?

Why didn't she slap him?
I have this feeling it is Egypt.

No, it is not Egypt. Sxb, aduunka lama socotid, waxaas waa caadi meeshaas, gabar aan la tijaabin wey ku yartahay wadankaas.

, baska ayaa ka daran.

Re: WTF thread
Posted: Sun May 13, 2012 4:18 am
by kalia
Re: WTF thread
Posted: Sun May 13, 2012 4:23 am
by TheblueNwhite
Damn.
Re: WTF thread
Posted: Sun May 13, 2012 4:25 am
by kalia
Would you seriously eat those biscuits

Re: WTF thread
Posted: Sun May 13, 2012 4:30 am
by TheblueNwhite
No.
Re: WTF thread
Posted: Sun May 13, 2012 6:45 am
by Mondey
Re: WTF thread
Posted: Sun May 13, 2012 8:27 am
by Twist
kalia wrote:Would you seriously eat those biscuits

I would seriously sit on that ass, like kursi.