
WTF I didn't even see the OP and the shit that happened in Hergeisa.
Moderator: Moderators
aniga miyaad ii saxeeysaa? i think ur a habar yoonis oo ciil qaboKeyse_0208 wrote:JSLBerbera wrote:I'm not stupid dude, fitnada oo dhan Habar Yoonis baa wadoBarkhadd wrote: what is your evidence wax la laaluushay?
secondly ciidamada dagalka ayagaa ku qaaday police meesha joogay first with weapons and violance and not the way you put it, saasna wax laguma helo
i think you're ignorant about this topic ee listen here ministers and police chiefs talking and even one of the militia dagalka soo qaaday admitting they were wrong![]()
![]()
![]()
http://www.voanews.com/somali/news/Iska ... 35145.html
Hmmmmm, who uses Wado instead of wada.?? plss continue dont mind me
Saraxnow wrote:abdikarim86 wrote:Saraxnow ...it was centre, it wasn't that big.
Too many immigrants in Hargeisa. Ever week a busload of japanese from
Oogo. No wonder the price of land has gone through the roof![]()
![]()
![]()
How are they like?
If you wanted it badly you could find them.greenday wrote:AUN to the death. How did they get the guns lakiin?
abdikarim86 wrote:What ...the Japanese?![]()
Good people all round.
It's not just them ...Everybody wants to move to Hargeisa.Saraxnow wrote:If you wanted it badly you could find them.greenday wrote:AUN to the death. How did they get the guns lakiin?
abdikarim86 wrote:What ...the Japanese?![]()
Good people all round.make sure they don't come all the way up after u and hike the prices there,bloody immigrants they are
![]()
Not sure but I suppose you can smuggle them and people in the countryside have themgreenday wrote:Axar am not talking one gun or what ever but enough to fight the police?
Dee waa caasimadii, its one price you pay plus ilaahay ba baarakeeyey since japs cameabdikarim86 wrote: It's not just them ...Everybody wants to move to Hargeisa.
samatar133 wrote:Bal waalida iyo kibirka intaa leeg ee u geeyay inay weeranaan xero ciidan maxaa la yidhaa? Dadka noocan oo kale waa shaqo laga qabtaa, hadii kale oo la sasabo oo sharciga la horkeeni waayo, oo si fiican loo ciqaabi waayo, waxay dhiiri galinaysaa qaar kale oo iyaguna iimaan laawayaal ah oo ah nooca ku shaqaysta ku qabso ku qadi mayside. Bal xitaa hadii ay aaminsan yihiin inay dhulka leedihiin oo ay meeshu beerahoogi tahay, maxaa u diiday inay wadadii sharciga ahayd maraan. Maxaa u diiday inay maxkamadaha tagaan oo ay doodooda halkaa ka dhiibtaan ooy cadayntooda keenaan. Hadii xitaa ay ku qanciwaayaan xukunka maxkamada markaa mudaharaad salmi ah iyo siyaabo kale cabashadooda may u sheegtaan. Ummad wareersan, oo 110% khaldan, bal maxay askariga maskiinka ee xeradiisii iskaga jira ee amaankiisa sugaya ay u weerayaan oo ay u dilayaan
Dhulka muranka keenay,sida lay sheegay wuxuu ahaa dhul xiro milatari oo ilaa wakhtigii Siyad Bare milatarigu lahaayeen. Dhinaca dadka qas wadayaashu waxay ku doodayaan in dawladii Siyaad bare hortii ay meeshu ahayd beero ay iyagu lahaan jireen. Sida wasiirka arimaha guduhu ku dooday, markii la waydiiyay inay keenaan wax cadayn ah in meesha ay iyagu lahaan jireen intaan xerada laga dhigin, way keeni kari waayeen wax macquula oo ah cadayn lagu qanco. Intii dhimatay ilaahay haw naxariisto, waxii ku dhawacmayna ilahay cafimaad ha siiyo, danbiilayaashana waxaan leeyahay waa in fiican loo ciqaabo si aan bari tanoo kale u soo noqon.
shirkii jara'id ee ee wasiirada iyo taliyeyaashu qabeen ee arinkan ku saabsanaa hoos ka daawo
I told you so, its the Habar Yoonis clan. Confirmed and verifiedabdikarim86 wrote:People watch HCTV ....These people had Bazuukas, all their weapons are on tv.
It wasn't police they attacked but Ciidanka itself.
Taliyaha Ciidanka Shaqale called them "Ciidan Beeleed".