WTF I didn't even see the OP and the shit that happened in Hergeisa.
Re: I am hearing some bad news
Posted: Tue May 15, 2012 1:54 pm
by JSLBerbera
Keyse_0208 wrote:
JSLBerbera wrote:
Barkhadd wrote:
what is your evidence wax la laaluushay?
secondly ciidamada dagalka ayagaa ku qaaday police meesha joogay first with weapons and violance and not the way you put it, saasna wax laguma helo
i think you're ignorant about this topic ee listen here ministers and police chiefs talking and even one of the militia dagalka soo qaaday admitting they were wrong
AUN to the death. How did they get the guns lakiin?
Re: I am hearing some bad news
Posted: Tue May 15, 2012 2:39 pm
by Saraxnow
greenday wrote:AUN to the death. How did they get the guns lakiin?
If you wanted it badly you could find them.
abdikarim86 wrote:What ...the Japanese?
Good people all round.
make sure they don't come all the way up after u and hike the prices there,bloody immigrants they are
Re: I am hearing some bad news
Posted: Tue May 15, 2012 2:40 pm
by fighter
AUN
Re: I am hearing some bad news
Posted: Tue May 15, 2012 2:42 pm
by abdikarim86
Saraxnow wrote:
greenday wrote:AUN to the death. How did they get the guns lakiin?
If you wanted it badly you could find them.
abdikarim86 wrote:What ...the Japanese?
Good people all round.
make sure they don't come all the way up after u and hike the prices there,bloody immigrants they are
It's not just them ...Everybody wants to move to Hargeisa.
Re: I am hearing some bad news
Posted: Tue May 15, 2012 2:49 pm
by greenday
Axar am not talking one gun or what ever but enough to fight the police?
Re: I am hearing some bad news
Posted: Tue May 15, 2012 2:58 pm
by samatar133
Bal waalida iyo kibirka intaa leeg ee u geeyay inay weeranaan xero ciidan maxaa la yidhaa? Dadka noocan oo kale waa shaqo laga qabtaa, hadii kale oo la sasabo oo sharciga la horkeeni waayo, oo si fiican loo ciqaabi waayo, waxay dhiiri galinaysaa qaar kale oo iyaguna iimaan laawayaal ah oo ah nooca ku shaqaysta ku qabso ku qadi mayside. Bal xitaa hadii ay aaminsan yihiin inay dhulka leedihiin oo ay meeshu beerahoogi tahay, maxaa u diiday inay wadadii sharciga ahayd maraan. Maxaa u diiday inay maxkamadaha tagaan oo ay doodooda halkaa ka dhiibtaan ooy cadayntooda keenaan. Hadii xitaa ay ku qanciwaayaan xukunka maxkamada markaa mudaharaad salmi ah iyo siyaabo kale cabashadooda may u sheegtaan. Ummad wareersan, oo 110% khaldan, bal maxay askariga maskiinka ee xeradiisii iskaga jira ee amaankiisa sugaya ay u weerayaan oo ay u dilayaan
Dhulka muranka keenay,sida lay sheegay wuxuu ahaa dhul xiro milatari oo ilaa wakhtigii Siyad Bare milatarigu lahaayeen. Dhinaca dadka qas wadayaashu waxay ku doodayaan in dawladii Siyaad bare hortii ay meeshu ahayd beero ay iyagu lahaan jireen. Sida wasiirka arimaha guduhu ku dooday, markii la waydiiyay inay keenaan wax cadayn ah in meesha ay iyagu lahaan jireen intaan xerada laga dhigin, way keeni kari waayeen wax macquula oo ah cadayn lagu qanco. Intii dhimatay ilaahay haw naxariisto, waxii ku dhawacmayna ilahay cafimaad ha siiyo, danbiilayaashana waxaan leeyahay waa in fiican loo ciqaabo si aan bari tanoo kale u soo noqon.
shirkii jara'id ee ee wasiirada iyo taliyeyaashu qabeen ee arinkan ku saabsanaa hoos ka daawo
Re: I am hearing some bad news
Posted: Tue May 15, 2012 3:02 pm
by Saraxnow
greenday wrote:Axar am not talking one gun or what ever but enough to fight the police?
Not sure but I suppose you can smuggle them and people in the countryside have them
abdikarim86 wrote:
It's not just them ...Everybody wants to move to Hargeisa.
Dee waa caasimadii, its one price you pay plus ilaahay ba baarakeeyey since japs came
Re: I am hearing some bad news
Posted: Tue May 15, 2012 3:05 pm
by Rightwing
samatar133 wrote:Bal waalida iyo kibirka intaa leeg ee u geeyay inay weeranaan xero ciidan maxaa la yidhaa? Dadka noocan oo kale waa shaqo laga qabtaa, hadii kale oo la sasabo oo sharciga la horkeeni waayo, oo si fiican loo ciqaabi waayo, waxay dhiiri galinaysaa qaar kale oo iyaguna iimaan laawayaal ah oo ah nooca ku shaqaysta ku qabso ku qadi mayside. Bal xitaa hadii ay aaminsan yihiin inay dhulka leedihiin oo ay meeshu beerahoogi tahay, maxaa u diiday inay wadadii sharciga ahayd maraan. Maxaa u diiday inay maxkamadaha tagaan oo ay doodooda halkaa ka dhiibtaan ooy cadayntooda keenaan. Hadii xitaa ay ku qanciwaayaan xukunka maxkamada markaa mudaharaad salmi ah iyo siyaabo kale cabashadooda may u sheegtaan. Ummad wareersan, oo 110% khaldan, bal maxay askariga maskiinka ee xeradiisii iskaga jira ee amaankiisa sugaya ay u weerayaan oo ay u dilayaan
Dhulka muranka keenay,sida lay sheegay wuxuu ahaa dhul xiro milatari oo ilaa wakhtigii Siyad Bare milatarigu lahaayeen. Dhinaca dadka qas wadayaashu waxay ku doodayaan in dawladii Siyaad bare hortii ay meeshu ahayd beero ay iyagu lahaan jireen. Sida wasiirka arimaha guduhu ku dooday, markii la waydiiyay inay keenaan wax cadayn ah in meesha ay iyagu lahaan jireen intaan xerada laga dhigin, way keeni kari waayeen wax macquula oo ah cadayn lagu qanco. Intii dhimatay ilaahay haw naxariisto, waxii ku dhawacmayna ilahay cafimaad ha siiyo, danbiilayaashana waxaan leeyahay waa in fiican loo ciqaabo si aan bari tanoo kale u soo noqon.
shirkii jara'id ee ee wasiirada iyo taliyeyaashu qabeen ee arinkan ku saabsanaa hoos ka daawo
Isaxaaq fall in the same category as worms Seriel killers aka Jibriil Abokor, Monky Muse and Solomadaw need to be in the gas chambre ASP
Re: I am hearing some bad news
Posted: Tue May 15, 2012 3:07 pm
by JSLBerbera
abdikarim86 wrote:People watch HCTV ....These people had Bazuukas, all their weapons are on tv.
It wasn't police they attacked but Ciidanka itself.
Taliyaha Ciidanka Shaqale called them "Ciidan Beeleed".
I told you so, its the Habar Yoonis clan. Confirmed and verified but still the problem is the court system and not the actual 'ciidan beeleed' even though they are wrong to organise themselves as a group for clashes. Its the 21st century