Re: I think we hail from the BEST tribe in Africa
Posted: Wed Aug 15, 2012 3:02 pm
Yup, waxa dhacday weliba meesha " Malmaison " la yidha ayaa lagu qaadayay weerar , it was a "fort" WW1
Faraansiski wuxu rabay inu jarmalka ku qaado habeenimadii . Way diideen sidaan u maqlay anigu maddowgii kale . Somalidii iyo Berber-ki baa ka soo baxay arrinti , yaanan waxba faanka ku sii badinin e
"Un haut fait d'arme " my friend