Somaliland one step closer to recognition

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland one step closer to recognition

Post by Khalid Ali »

Who said cid ba wax ka masuul ah where did it say Hawiye ba ka masuul ah Somalia he just happens to be the president and Isaaq just happends to be the President of Somaliland. Africa kala badh isticmaarki ka hor dawlada hada jira waxay ka dhaxleen xuduudahoodi Isticmaarki the colonial boundaries. Boqorki Itoobiya Xayle Sellesie ayaa African union charterka ka dhigay qodob waxa ku raacay Julias nerery Madaxweynihi tanzania. Marka africa sideeda ba ma jirin sidaas marka maha qabiil ba ka masuul ah. Somalia Daarood wa Prime Minister Barlamaanku ku jira. Somaliland daarood wa ku jira barlamaanka wa ku jira
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Somaliland one step closer to recognition

Post by FBISOMALIA »

khalid ali wrote:Who said cid ba wax ka masuul ah where did it say Hawiye ba ka masuul ah Somalia he just happens to be the president and Isaaq just happends to be the President of Somaliland. Africa kala badh isticmaarki ka hor dawlada hada jira waxay ka dhaxleen xuduudahoodi Isticmaarki the colonial boundaries. Boqorki Itoobiya Xayle Sellesie ayaa African union charterka ka dhigay qodob waxa ku raacay Julias nerery Madaxweynihi tanzania. Marka africa sideeda ba ma jirin sidaas marka maha qabiil ba ka masuul ah. Somalia Daarood wa Prime Minister Barlamaanku ku jira. Somaliland daarood wa ku jira barlamaanka wa ku jira
Darookda waligaad mana jiraaan wax la magac baxi somaliand intii 1991 la imikaaa 2012

parliament wa 10%

Ministries sovereign NON

:|
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland one step closer to recognition

Post by Khalid Ali »

FBISOMALIA wrote:

What are you talking about

Ministries sovereign

Daarood are well represented in the cabinet in the senate and parliament. :up: :sland:
Conqueror
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1030
Joined: Mon Apr 30, 2012 7:59 pm
Location: "A great civilization is not conquered from without until it has destroyed itself within"

Post by Conqueror »

Wax kale baad u boday. President iyo wax loo jogin baad ka hadlaysa.

Isticmaarkii naga bax. Dhulka yaa iska leh? Ma British/Italia misa qaabiloyinka Soomaliyeed? Haadii aad tidhi, "Dhowr saldanadood ba ka taliniyey dhulka waqooyiga", maxaad noo dabawadda xaduudyadii Engris iyo Italia ka dhaqaaqayn?

Waxaan kalo ku weydiiyey, Xaduudee baad tix galisa adigu? Ma xaduudii jirtay Isticmaarki ka hor? Ma tii Isticmaarka? Misa tii Isticmaarki ka diib?

Conqueror wrote:

Calaamku wuxu ka shaqeyaa maanta africa iyo dunida xuduudihi isticmaarka . wa xuduuda kala xardiyaa Kenya iyo Uganda Luo tribe uganda wa dega wana dega kenya. Qabilka hausa ghana iyo nigeria iyo niger wa dega dunidu wa waalnaan lahayd hada la yidha xuduuda qabiil halugu saleyo macquul ma aha. isticmaarki wa tagay sax ilahay nugu ma so celiyo dalkeena manta wa xor Somalia wa xor Djibouti wa xor Somaliland wa xor Odayadeeni hore eeh africa ayaa sida gartay.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Somaliland one step closer to recognition

Post by FBISOMALIA »

khalid ali wrote:
FBISOMALIA wrote:
khalid ali wrote:Who said cid ba wax ka masuul ah where did it say Hawiye ba ka masuul ah Somalia he just happens to be the president and Isaaq just happends to be the President of Somaliland. Africa kala badh isticmaarki ka hor dawlada hada jira waxay ka dhaxleen xuduudahoodi Isticmaarki the colonial boundaries. Boqorki Itoobiya Xayle Sellesie ayaa African union charterka ka dhigay qodob waxa ku raacay Julias nerery Madaxweynihi tanzania. Marka africa sideeda ba ma jirin sidaas marka maha qabiil ba ka masuul ah. Somalia Daarood wa Prime Minister Barlamaanku ku jira. Somaliland daarood wa ku jira barlamaanka wa ku jira
Darookda waligaad mana jiraaan wax la magac baxi somaliand intii 1991 la imikaaa 2012

parliament wa 10%

Ministries sovereign NON

:|

What are you talking about

Ministries sovereign

Daarood are well represented in the cabinet in the senate and parliament. :up: :sland:
can you tell us the minsters of sovereign :?:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland one step closer to recognition

Post by Khalid Ali »

There are 4 Daarood Ministers in Somaliland and two deputy daarood Ministers :up:

Somalilands defense Minister Axmed xaaji cali cadami
Somaliland Ministry of Public Relations & Public Affairs Axmed Cabdi Xaabsade
Somaliland Minister Environment and agriculture Sicid Gacmay
Somaliland Minister of industry and trade

:up:
Conqueror
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1030
Joined: Mon Apr 30, 2012 7:59 pm
Location: "A great civilization is not conquered from without until it has destroyed itself within"

Re: Somaliland one step closer to recognition

Post by Conqueror »

khalid ali wrote:
Calaamku wuxu ka shaqeyaa maanta africa iyo dunida xuduudihi isticmaarka . wa xuduuda kala xardiyaa Kenya iyo Uganda Luo tribe uganda wa dega wana dega kenya. Qabilka hausa ghana iyo nigeria iyo niger wa dega dunidu wa waalnaan lahayd hada la yidha xuduuda qabiil halugu saleyo macquul ma aha. isticmaarki wa tagay sax ilahay nugu ma so celiyo dalkeena manta wa xor Somalia wa xor Djibouti wa xor Somaliland wa xor Odayadeeni hore eeh africa ayaa sida gartay.
Bal beentaad shegaysiid daay. Sudan waxaa loo kala qaybiyey South Sudan iyo North Sudan. Hadana waxee ku guda jiraan iin Darfur laga dhigo Wadan kale. Ma isticmaar baa kala heestay Sudan?

Waxaa ku weydiyey, adigu ma Africa ku taliya misa aadiga isku taliya? :lol: Soomalida Konfuur waxaad ku caydaa "Sangudhudhi" iyo "Adoon" baa Konfuur qabsaday o Mahiga baa u taliya. At the same time, waxaad ledahay Africa o Bantu u badan baad ka sugaysa taalo iyo iin e ku ictiraafan. :lol:

Bal iga yara jawaab suaashan. Haadi Somalia loo kala jaro "British-Somaliland" iyo "Italian-Somaliland", ma surta galba iin Majerteen (Puntlan) ama Mareexaan/Ogadeen (Jubbaland) yidhadan aanagu ka baxnay wada qaybsiga aan wax la qaybsanino Hawiye, therefore we are declaring independence and we will become our own country. Hawiye ma u diidi kara iin Majerteen dhulkisa (Bari, Nugal iyo Waqoyiga Mudug) o goosto?
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland one step closer to recognition

Post by Khalid Ali »

Conqueror wrote:
khalid ali wrote:
Calaamku wuxu ka shaqeyaa maanta africa iyo dunida xuduudihi isticmaarka . wa xuduuda kala xardiyaa Kenya iyo Uganda Luo tribe uganda wa dega wana dega kenya. Qabilka hausa ghana iyo nigeria iyo niger wa dega dunidu wa waalnaan lahayd hada la yidha xuduuda qabiil halugu saleyo macquul ma aha. isticmaarki wa tagay sax ilahay nugu ma so celiyo dalkeena manta wa xor Somalia wa xor Djibouti wa xor Somaliland wa xor Odayadeeni hore eeh africa ayaa sida gartay.
Bal beentaad shegaysiid daay. Sudan waxaa loo kala qaybiyey South Sudan iyo North Sudan. Hadana waxee ku guda jiraan iin Darfur laga dhigo Wadan kale. Ma isticmaar baad kala heestay Sudan?

Waxaa ku weydiyey, adigu ma Africa ku taliya misa aadiga isku taliya? :lol: Soomalida Konfuur waxaad ku caydaa "Sangudhudhi" iyo "Adoon" baa Konfuur qabsaday o Mahiga baa u taliya. At the same time, waxaad ledahay Africa o Bantu u badan baad ka sugaysa taalo iyo iin e ku ictiraafan. :lol:

Bal iga yara jawaab suaashan. Haadi Somalia loo kala jaro "British-Somaliland" iyo "Italian-Somaliland", ma surta galba iin Majerteen (Puntlan) ama Mareexaan/Ogadeen (Jubbaland) yidhadan aanagu ka baxnay wada qaybsiga aan wax la qaybsanino Hawiye, therefore we are declaring independence and we will become our own country. Hawiye ma u diidi kara iin Majerteen dhulkisa (Bari, Nugal iyo Waqoyiga Mudug) o goosto?
Horta arinta Sudaan wa arin aad u qoto dheer nimankan south sudan Ingriiska ayaa south sudan iyo north sudan kala qeybiye xiligi xita isagu u kala gumeysan jiray wuxu dooanyey inu ku daro coloniygisa uganda wala iska hor istaagay. Kontan sano ka bacdi way u dagalameen xoriyadooda sidaasay ku noqotay dawlad.

Marka ta laga yimado beesha daarood eh Somalia degan marna ma raban inay ka go aan Walaahood hawiye iyo rahanweyn waxay amisanyihin inay isku dad iyo isku dal yihin marka dooda waxala furi laha haday jirto in beesha daarood eeh Somalia ay rabto inay ka go aan Somalia. Waxa hadaad u dagalaantiid waad kaga midhi dhalin karta. Africaaanka bantuga wanu isku raacsanhaya qadiyada Somaliland inay tahay arin gaar ah oo africa inteeda kale ka duwan Africanku badankooda arinta wa ugu garab taganyihin reer Somaliland. Bantu wada shaqeyn ba naga dhexeysa laakin maha inu dalkaga kugu taliyo :lol:
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7584
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Somaliland one step closer to recognition

Post by Nomand »

khalid ali wrote:There are 4 Daarood Ministers in Somaliland and two deputy daarood Ministers :up:

Somalilands defense Minister Axmed xaaji cali cadami
Somaliland Ministry of Public Relations & Public Affairs Axmed Cabdi Xaabsade
Somaliland Minister Environment and agriculture Sicid Gacmay
Somaliland Minister of industry and trade

:up:
they are calool shaqeeysi. :!:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland one step closer to recognition

Post by Khalid Ali »

Nomand wrote:

They are welcomed in their towns like heroes

watch this

Professor Gacmay warsangali dubays dhahar city eastern Sanaag

Conqueror
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1030
Joined: Mon Apr 30, 2012 7:59 pm
Location: "A great civilization is not conquered from without until it has destroyed itself within"

Re: Somaliland one step closer to recognition

Post by Conqueror »

khalid ali wrote:Africaaanka bantuga wanu isku raacsanhaya qadiyada Somaliland inay tahay arin gaar ah oo africa inteeda kale ka duwan Africanku badankooda arinta wa ugu garab taganyihin reer Somaliland. Bantu wada shaqeyn ba naga dhexeysa laakin maha inu dalkaga kugu taliyo :lol:
O hadad tidhi wax Somaliland la yidhado maysan jirin Isticmaarki ka hor, ya abuuray o sameeyay Somalilandtan aad shegaysiid? :lol: Waxan kale o ku weydiyey, siidee bee Africa inteeda kale kaga duwantahay? :lol:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Somaliland one step closer to recognition

Post by FBISOMALIA »

khalid ali wrote:There are 4 Daarood Ministers in Somaliland and two deputy daarood Ministers :up:

Somalilands defense Minister Axmed xaaji cali cadami
Somaliland Ministry of Public Relations & Public Affairs Axmed Cabdi Xaabsade
Somaliland Minister Environment and agriculture Sicid Gacmay
Somaliland Minister of industry and trade

:up:
Image

now i remember the guy went to bari sanaag right lol

Image

but this guy who control the police iyo cidaan as what i hear from SL . :ugeek:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Somaliland one step closer to recognition

Post by FBISOMALIA »

khalid ali wrote:
Nomand wrote:
khalid ali wrote:There are 4 Daarood Ministers in Somaliland and two deputy daarood Ministers :up:

Somalilands defense Minister Axmed xaaji cali cadami
Somaliland Ministry of Public Relations & Public Affairs Axmed Cabdi Xaabsade
Somaliland Minister Environment and agriculture Sicid Gacmay
Somaliland Minister of industry and trade

:up:
they are calool shaqeeysi. :!:
They are welcomed in their towns like heroes

watch this

Professor Gacmay warsangali dubays dhahar city eastern Sanaag

ANY puntlander is allowed to visit his state but isaaq are not allowed 8-)
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland one step closer to recognition

Post by Khalid Ali »

Conqueror wrote:
khalid ali wrote:Africaaanka bantuga wanu isku raacsanhaya qadiyada Somaliland inay tahay arin gaar ah oo africa inteeda kale ka duwan Africanku badankooda arinta wa ugu garab taganyihin reer Somaliland. Bantu wada shaqeyn ba naga dhexeysa laakin maha inu dalkaga kugu taliyo :lol:
O hadad tidhi wax Somaliland la yidhado maysan jirin Isticmaarki ka hor, ya abuuray o sameeyay Somalilandtan aad shegaysiid? :lol: Waxan kale o ku weydiyey, siidee bee Africa inteeda kale kaga duwantahay? :lol:

Africa dee Somaliland ba ku dhex taala Somaliland wa dal madax banaan oo xoriyad qaatay 1960 26 june sida dalalaka kale eeh Africa Midow bay la galeen walanweynta iyo wara waroodka. Midowgi wa ka so baxeen Somalilandtoodi bay halki ka si wateen wa intaas. wax is badalay ma jirto Africankuna taa wa ogyihin.
Ugadna ma jirtay isticmaarka ka hor wa maya zimbabwe ma jirtay isticmaarki ka hor wa maya Somalia ma jirtay isticmaarki ka hore wa maya Eritrea ma jirtay isticmaarki ka hor wa maya Nigeria ma jirtay zambia ma jirtay isticmaarki ka hor wa maya.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”