No mo' confusion mochadelcious and others!!!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
>..FeiSty Madame..<
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Sat Jan 01, 2005 6:50 pm
Location: L.A.

Post by >..FeiSty Madame..< »

Lool ma saas ba Laughing . You're nuts, heedhe shuqul xumadaan yaa ku baray ninyow? Meeshaad joogtid ka raadso naago waraa, anigu ma i qanqaniineysid ee Rolling Eyes .
User avatar
dhuusa_deer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8152
Joined: Wed Feb 09, 2005 4:13 pm
Location: Canada

Post by dhuusa_deer »

fiesty,

Laughing Laughing Laughing

don't be shy girl...let him know you're flattered. and stop this 'waa la iqabaa' cop-out line. Laughing
couldublvd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1059
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: from

Post by couldublvd »

Fiesty cadeyeey, shuqul xumo maaha, waan kaa yara helay noh....I dhagayso inadeer meesha aan joogo naago wada dhabar waaweyn oo aad moodo inay faras ka dheceen ayaa fadhfadhiya.... dhabarka ayay iga jabinayaan, balo la kala salal weynaataye....ma fahamtay, markaa adiga oo dhexyar oo cham cham ah ayaan raba kolba inaan koone kugula raqso!!!! Qaniinyadan aad sheegeysidna, waa nooca aad adigu ii sheegaysid meesha aan kaa yara qaniino doono....walee waad ka heli Smile
User avatar
>..FeiSty Madame..<
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Sat Jan 01, 2005 6:50 pm
Location: L.A.

Post by >..FeiSty Madame..< »

[quote="couldublvd"]I dhagayso inadeer meesha aan joogo naago wada dhabar waaweyn oo aad moodo inay faras ka dheceen ayaa fadhfadhiya.... dhabarka ayay iga jabinayaan, balo la kala salal weynaataye[/quote]

Laughing Laughing ..Ruwaayad baad tahay walle.

Anyway..waan gartay, laakin maxaan ka sameeya dee? War Paltalk miyaad mooda meeshaan Confused . Lol nimanka adiga oo kale wa la yaqaan ina adeer. Adiga oo calool weyn oo khaatka ka dhargay oo shaah ilkaha jaalo kaa dhigay baad gabdho 20 yrs kaa yar shukaansanee 24/7 Razz . Yaahuu, sheekadaas anigu ma la ii keeno huuno Smile . No pun intended though Embarassed .
couldublvd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1059
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: from

Post by couldublvd »

Feisty cadeyeey, indhaha u rooney, qalbiga qaboojisooy, I dhagayso anigu patalkan iyo waxan aad sheegaysid ma aqaano.....jaalena ma ihi oo afweyne waligaay uma shaqaynin ma i fahamtay??calooshana waa li isaga baahan yahay, habeenki marka aad dhaxmootid caloosha baan ku saari...qaadkuna waa cado soomaliyeed!!!!! markaa kaalay shafka shafka ii saar Smile
User avatar
>..FeiSty Madame..<
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Sat Jan 01, 2005 6:50 pm
Location: L.A.

Post by >..FeiSty Madame..< »

Caloosha baan ku saari aa? Walaal, ka xishood your sister in Islam dee. Ma bahal baad tahay, ha na cunin Razz .

Ina adeer it was nice chit-chatting laakin moi has stuff to do dee. Meeshaan wa fitna socoto Razz . Ramadhaan kariim Smile .
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”