Page 4 of 4
Posted: Wed Sep 28, 2005 10:48 am
by >..FeiSty Madame..<
Lool ma saas ba

. You're nuts, heedhe shuqul xumadaan yaa ku baray ninyow? Meeshaad joogtid ka raadso naago waraa, anigu ma i qanqaniineysid ee

.
Posted: Wed Sep 28, 2005 11:52 am
by dhuusa_deer
Posted: Wed Sep 28, 2005 4:21 pm
by couldublvd
Fiesty cadeyeey, shuqul xumo maaha, waan kaa yara helay noh....I dhagayso inadeer meesha aan joogo naago wada dhabar waaweyn oo aad moodo inay faras ka dheceen ayaa fadhfadhiya.... dhabarka ayay iga jabinayaan, balo la kala salal weynaataye....ma fahamtay, markaa adiga oo dhexyar oo cham cham ah ayaan raba kolba inaan koone kugula raqso!!!! Qaniinyadan aad sheegeysidna, waa nooca aad adigu ii sheegaysid meesha aan kaa yara qaniino doono....walee waad ka heli

Posted: Thu Sep 29, 2005 12:37 pm
by >..FeiSty Madame..<
[quote="couldublvd"]I dhagayso inadeer meesha aan joogo naago wada dhabar waaweyn oo aad moodo inay faras ka dheceen ayaa fadhfadhiya.... dhabarka ayay iga jabinayaan, balo la kala salal weynaataye[/quote]

..Ruwaayad baad tahay walle.
Anyway..waan gartay, laakin maxaan ka sameeya dee? War Paltalk miyaad mooda meeshaan

. Lol nimanka adiga oo kale wa la yaqaan ina adeer. Adiga oo calool weyn oo khaatka ka dhargay oo shaah ilkaha jaalo kaa dhigay baad gabdho 20 yrs kaa yar shukaansanee 24/7

. Yaahuu, sheekadaas anigu ma la ii keeno huuno

. No pun intended though

.
Posted: Fri Sep 30, 2005 3:48 pm
by couldublvd
Feisty cadeyeey, indhaha u rooney, qalbiga qaboojisooy, I dhagayso anigu patalkan iyo waxan aad sheegaysid ma aqaano.....jaalena ma ihi oo afweyne waligaay uma shaqaynin ma i fahamtay??calooshana waa li isaga baahan yahay, habeenki marka aad dhaxmootid caloosha baan ku saari...qaadkuna waa cado soomaliyeed!!!!! markaa kaalay shafka shafka ii saar

Posted: Sun Oct 02, 2005 8:41 am
by >..FeiSty Madame..<
Caloosha baan ku saari aa? Walaal, ka xishood your sister in Islam dee. Ma bahal baad tahay, ha na cunin

.
Ina adeer it was nice chit-chatting laakin moi has stuff to do dee. Meeshaan wa fitna socoto

. Ramadhaan kariim

.