Aderow shekadaas horaan u maqlay e tolow ma dacaayad baa mise waa xaqiiqMarsinQorahay wrote:caqliga hawiye ana kaaga sheekeynaya. 91 waagi dagaalki sookeye ay bilawday oo ay daroodka iskaga baxeen moqdishu ayay ahayd oo kuwo ka tirsan moriyaantii USC aya wasiir hore oo marexaan aha gurigiisa tagay, markaas bay arkeen guri villa oo qurux badan Italian style ayey ahayd, wey dhex galeen oo so fir fiirsadeen, cunto ayey ka dhargeen oo mar dambe intey isu soo iimadeen bey is dhaheen ''waar ooy, boowe xiliga dhamaade caydiid aa u tageena'' inteysan guriga ka bixiin ayey ku xareen oo ku kadiyeen bey mar dambe iskaga baxeen, wax ma qaadan, gurigii ma is dhihiin degga oo meeshan xaruun ka dhigta ee intey ku xareen bey aayar iskaga baxeen.
