Page 4 of 5

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 3:21 pm
by salool
Wayeel

Ka Iraanito wa ka duwan yahy ka somalida.Naagaha qudbo siro lagu qabo waa la ogyahy..time limtidna maaha.I think the woman just give upp her rights oo ninku kuma qasbana inu masruufo.

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 4:05 pm
by ManD333q
salool wrote:
ManD333q wrote:Loool shift and post wtf? So this is some kind of marriage arrangement for just half a day :?

Qudbo Siro sheekadeedo waa uun aynu is qaraacno kala yaacno.Thats the whole point of this arrangment.No Masuuliyad, no caano so iibi, no lacag keen.Xaqa kaliya eed leedahy wa ka sariirta..thats it!

Lool anigu only heard of This ón snet. But waxan fahmin this shift business :lol:

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 4:25 pm
by Ismail87
InaSamaale, if he marries a second wife secretly and he doesn't actually live with her, then yes that is qudbo siro.

Hyper, halkan aan deganahay waxa sameeya wadaadada xaas iyo ciyaalba leh laakin aan rabin inay xaaska hore ay ogaato inuu hadana guursaday. Hadaad ku dhahdid war waxani waa xaaraam waxay ku odhanayan sheikh Somali ah (can't remember his name) baa baneeyey.

SelfDiscovery, If she gets pregnant iyada un baa is taqaana. The main reason why she married him in the first place was to have a 'part time' husband, that won't change if she gets pregnant.

Salool, :lol: du fanget opmærksomhed af nogle mænd med dine tidligere comments ma istidhi.

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 4:35 pm
by KingWaslawi
Koonfur: Khudba siro
Waqooyi: Hoos ka mehersi

Dumarka Soomaaliyeed badankooda hadh-yarihii qudhacba waa laga jaree maxaa tolow ku kalifaaya waxan la sheeg sheegaayo!
Mar haddaanay badankoodu istiinkaba si fiican u qaadanayn oo raaxada dhabta ahba aanay dareemayn. Waar naagihii waaba la saleelay. Cajiib dumar waxa ugu liidata naag lagu yidhi ''Naa kaalay aan xiif xaafta soo ciyaarnee, oo intay tidhi aaha iska raacday nin aanay garayan, ka dibna go'aan laga gaadhay''

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 4:48 pm
by Hyperactive
lol ismail, easies way to get women wa ba inad wadad noqoto( somali style)

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 4:55 pm
by Ismail87
Hyper, adiga imisa kula yimi guur? :lol: khaati bilaah baad ka taagantahay hablaha sow maha.

King, waxa waxba kama jiraan baa la yidhi sow isla dumarkii ma aha waxba iskama bedeline Somalidaa quraafaad iska dhaadhicisay.

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 5:00 pm
by Hyperactive
lol war aniku wadad ma ihi, at least not yet. but i know young uncle of mine o tableegi ah, he has a wife or ex wife in every place you can imagine.lol. Allaho o dambi daf.

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 5:09 pm
by Ismail87
Wuu shaqaystay walee adna sidaasoo kale baa laga rabaa mustaqbalka :up:

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 5:12 pm
by AgentOfChaos
KingWaslawi wrote:Koonfur: Khudba siro
Waqooyi: Hoos ka mehersi

Dumarka Soomaaliyeed badankooda hadh-yarihii qudhacba waa laga jaree maxaa tolow ku kalifaaya waxan la sheeg sheegaayo!
Mar haddaanay badankoodu istiinkaba si fiican u qaadanayn oo raaxada dhabta ahba aanay dareemayn. Waar naagihii waaba la saleelay. Cajiib dumar waxa ugu liidata naag lagu yidhi ''Naa kaalay aan xiif xaafta soo ciyaarnee, oo intay tidhi aaha iska raacday nin aanay garayan, ka dibna go'aan laga gaadhay''
:deadrose:

War ninyahow sida u dhaam oo dumarkeena Soomaaliyeed ixtiraam hadii kale wallee Shanaynay baa kuu dambeyn.

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 5:16 pm
by KingWaslawi
Ismail87 wrote:Hyper, adiga imisa kula yimi guur? :lol: khaati bilaah baad ka taagantahay hablaha sow maha.

King, waxa waxba kama jiraan baa la yidhi sow isla dumarkii ma aha waxba iskama bedeline Somalidaa quraafaad iska dhaadhicisay.

Oo markaa iminka ma waxaad leedahay haddii hadh yare qudhac laga jaray xataa wax bay dareemayaan oo baahi baa haysa?? Dareenkaa wax kaxeeyaa camuu la soco.

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 5:27 pm
by Ismail87
Sidee baad bay ku dhacda marka inay hoos ka mehersi/qudbo siro ogolaadaan hadii aysan dareenba lahayn?

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 5:30 pm
by KingWaslawi
Ismail87 wrote:Sidee baad bay ku dhacda marka inay hoos ka mehersi/qudbo siro ogolaadaan hadii aysan dareenba lahayn?
Nacasnimo.

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 5:34 pm
by Hyperactive
KingWaslawi wrote:
Ismail87 wrote:Sidee baad bay ku dhacda marka inay hoos ka mehersi/qudbo siro ogolaadaan hadii aysan dareenba lahayn?
Nacasnimo.
:lol: :lol: :lol: wallah se run ban o qoslay. rerka qosolkeyga koso ki'i doona. wa sa ma aha, wahan maqlay darenko maskahda bo ka yimada.

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 5:36 pm
by Ismail87
Wtf :lol: war waa ku sidee. Su'aasha ka jawaab yaa oday.

Re: Qudbo Siro

Posted: Wed Oct 02, 2013 5:38 pm
by Hyperactive
:lol: :lol: Allaho na afi.