Page 4 of 4
Re: ONLF in S.Africa for Ogaden annual conference
Posted: Wed Dec 04, 2013 2:34 am
by AbdiJohnson
Wat u mean 85percent of ogadenia

Is der proof
Re: ONLF in S.Africa for Ogaden annual conference
Posted: Wed Dec 04, 2013 2:55 am
by Faranacab
Yeah John. Its easy and all you need is to assess how much of land is rural and how much of the population lives in cities or rural. ONLF is the king of rural and villages, even some of their units give social service like vets to livestock, meds to people. The Ethios don't pass beyond Diridewa and Jijiga and if they do, they must remain in small camps surrounded by well trained ONLF units.
Its reason why no oil company can dare to go beyond Coballe.

Re: ONLF in S.Africa for Ogaden annual conference
Posted: Wed Dec 04, 2013 2:59 am
by AbdiJohnson
How bout da liyuu police do thy also go to rural areas ?
Re: ONLF in S.Africa for Ogaden annual conference
Posted: Wed Dec 04, 2013 3:30 am
by Faranacab
They do once a while, but can't stay longer.
Re: ONLF in S.Africa for Ogaden annual conference
Posted: Mon Mar 03, 2014 1:46 pm
by tolamoge
Akhyareey anigu waxaan qabaa in dib loo fiiriyo arinta jamhada
oo la qaato nabad si ku meel gaar ah. Waayo. . Wiilasheenii baa meesha ku goay
Inta loo wada Tago, ayadoo la wada socdo yaaan ninba maalin dhuumanr lagu
gorgor tamo dhiigii wadaniga. Dhulka haladhiso wax hala barto.
Jubooyinkana xooga hala saaro. . Maalintii ay na soo marto fusadi, halaga faaidaysto,
ileen Wayane Ethiopian is ku Haynkaree. Dagaalku waa cadaw Jubooyinka
ayaa nalagu maquunin rabaa. Hadaan Goday Qabridahare nabad yihiin
miyaa na lagu soo hunguri yayn lahaa Kismayo. ..." Talo ayadu kuguma noolee adaa ku nool"
"Wayane jecloow anoon ku lahayn, Walaal weedhay Maqal"
Re: ONLF in S.Africa for Ogaden annual conference
Posted: Mon Mar 03, 2014 3:08 pm