Awdal xaq ayey u leedahay inay ka Go*aan maamulka Somaliland. qabiil waliba oo somaliyeed waa u xur inuu aayahiisa ka taliyo.. haddii Hargeysa lagu qasbi waayey inaysan xamar ka Goosan bal maxaa u diidaya in AWdal ay iyaguna ka goostaan HARGEYSA..
Good luck to you Awdal brother.. haddii aad u baahataan ciidan Abgaal oo isaaqa idinka celiya waa idiin soo direynaa inshalah... dekada warsheekh ayaaa markab ciidan buuxa ka soo dareynaa markabkaas wuxuu dhawaan ku soo xiranayaa dekada ZAYLAC ee ka dirsan Jamhuriyada Awdal-land. ka dibna xuduudaha Awdal-land ayaa difaac ka galeynaaa. Somaliland waa inay ixtiraamtaa GOOSASHADA jamhuuriyada AWDAL-LAND.
People of Borama discuss their opinions on 18 May -video
Moderator: Moderators
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7200
- Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
- Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak
Re: People of Borama discuss their opinions on 18 May -video
Lmao nin la haysto oo leh ciidan baan soo direyna. Go and liberate your land first.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: People of Borama discuss their opinions on 18 May -video
xildiid sxb ciidamada Afrikaanka somalia jooga nama heeystaan kaliya waa our Brothers naga caawinaya la dagaalanka Argagaxisada al shabaab.. our brother UNISOM anagaa martiqaadnay .Xildiiid wrote:Lmao nin la haysto oo leh ciidan baan soo direyna. Go and liberate your land first.
waad la socotaa NIGERIA inay maanta caawin weydiisatay dhamaan wadamada aduunka sidii looga hortagi lahaa BOKO HARAM.. marka ceeb maaha in AMISOM ay naga caawiyaan la dagaalanka kooxda ARGAGAXISADA EE UU hogaamiyo.
hargeysalander NIQAAB WEARING FREAK AXMED GODANE..
sxb REER BOORAME xaq ayey u leeyihiin inay diidaan maamulka Hargeysa...
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: People of Borama discuss their opinions on 18 May -video
Abgaal waa dad shaqeysta, lacag jecel marka dagaal iyo faataadhugtaas kuma jiraan.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7200
- Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
- Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak
Re: People of Borama discuss their opinions on 18 May -video
DR-YALAXOOW wrote:xildiid sxb ciidamada Afrikaanka somalia jooga nama heeystaan kaliya waa our Brothers naga caawinaya la dagaalanka Argagaxisada al shabaab.. our brother UNISOM anagaa martiqaadnay .Xildiiid wrote:Lmao nin la haysto oo leh ciidan baan soo direyna. Go and liberate your land first.
waad la socotaa NIGERIA inay maanta caawin weydiisatay dhamaan wadamada aduunka sidii looga hortagi lahaa BOKO HARAM.. marka ceeb maaha in AMISOM ay naga caawiyaan la dagaalanka kooxda ARGAGAXISADA EE UU hogaamiyo.
hargeysalander NIQAAB WEARING FREAK AXMED GODANE..
sxb REER BOORAME xaq ayey u leeyihiin inay diidaan maamulka Hargeysa...

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 562 Views
-
Last post by Xildiiid
-
- 0 Replies
- 8442 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 0 Replies
- 635 Views
-
Last post by BuuloXubeey
-
- 0 Replies
- 576 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 1 Replies
- 8602 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 4 Replies
- 936 Views
-
Last post by HusseinHassan
-
- 12 Replies
- 2426 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 3 Replies
- 892 Views
-
Last post by Hotguyy
-
- 3 Replies
- 525 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 8 Replies
- 1499 Views
-
Last post by STARKAST