Page 4 of 7

Posted: Thu Oct 20, 2005 1:22 pm
by Globetrotter-
Sir Luggoyo

up up

Posted: Thu Oct 20, 2005 1:25 pm
by muslim-man
globe iyo luggoyo, maxaa sidan marka hore idin diiday??

Posted: Thu Oct 20, 2005 2:01 pm
by Sir-Luggoyo
MM,

Waxaan u malaynayaa waa barakada Ramadaanka. Very Happy Very Happy

Posted: Thu Oct 20, 2005 5:44 pm
by biiqaaye
Sir

Mid ISAAQ ah aa hada kahor waqooyi kasoo tagay xamar uu yimid. Macalinkaan taarku salaat weyn uu ahaa. Xamar markuu yimid dadka dhan oo masaajidka aadaayo adinka markii la maqlo uu arkay. macalinka wuu raacay masaajidkuu aaday. kabihii aa laga dhiitiyay. hadana markale uu masaajidka aaday, duqa hadana kooyo naf lah uu soo gatay markaas aa laga dhiitiyay. mar saddexaad ee haddana sidii oo kale ku dhacday.

Macalinka maalintii danbe asagoo biibito joogo uu adinka maqlay. intuu soo booday uu dhahay...."WAAAAAR YAARAHEE, MAAD MAQASHAAN TUUGADII BAA ISU QEYLO DHAANSANEYSEE".

Posted: Thu Oct 20, 2005 7:45 pm
by xoogSADE14
[quote="cubeed"]^^^ too much macalinka war erayga sharafta ha ka qaadin balaayahoow dabada madoow macalin biiq kaa keenyay Laughing Laughing[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

cubeed what are you allergic to langaab mooryaans or something Laughing Laughing

Posted: Thu Oct 20, 2005 10:10 pm
by Cadeey
Globe Laughing Hey hey leave my cute agoon subtribe out of your jokes along with my wonderful faraah garaad abtiyaal just a warning or else i will be ready to throw a left hook jab at your ugly abgaal face Laughing Comprehendo!



Cadeey
A stunning Agoon Girl Laughing

Posted: Thu Oct 20, 2005 10:38 pm
by Ina Baxar
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing @Biiqaaye

Posted: Thu Oct 20, 2005 11:29 pm
by Gardhere
Nin Wadaad ah baa wuxu u yimid reer baadiyaha burco degan.Si fiican bay usoo dhaweyeen dhor beri buu la joogay.Maalinti danbe wadadkii oo geed ku hoos tukanya waxa u yimid dhalinyaro reerka ah, waxay weydiiyen wuxu sameynayo.markasu ugu jawabay 'Waan tukanayaa'.

Galabtii dambe ayaa nin Odey ah yiri, waar mee Wadaadkii?.Mod dhalinyarii kamid ah ayaa ugu jawabay ''Dee tukad buu geedkaa hoostiisa ku ciyarayaa''. Waxay u qateen malaha in tukadku yahay ciyar ciyaraha ka mid ah.Odeygii ba ugu jawabay .war dee heelo iyo Dhantanu naqanaye wa amxay Tukad?. waxay dhahen dee malaha meeshu ka yimid baa laga ciyaara Tukadka

Posted: Fri Oct 21, 2005 12:18 am
by qudhac-m
Mid Dhulbahante oo burco daganaa baa inaadeerkii oo laascaanood ka yimi booqasho ugu yimi, subaxdii baa labadii nin suuqa isu raaceen markay suuqii tageen baa waxay arkeen kirishboy is laynaysa oo la kala hayo oo isu leh hadaanan ku qaban nabigaaga wase, markaasuu kii laascaanood ka yimi ku yidhi inaadeerkii waar waa maxay dadkan nabiga caayayaa markaasuu kii burco daganaa ku yidhi YAAA WAAR WAXBA MA OGIDE AAMU NIMANKANI NABIGAAD SHEEGAYSAAYE XATAA USTAADKA AYAY CAAYAAAN

Posted: Fri Oct 21, 2005 7:52 am
by Skippa
Laughing Laughing Laughing @ Qudhac

Posted: Fri Oct 21, 2005 10:20 am
by Globetrotter-
Cadeey, princess of princess, the one and only princess.

This is just a joke. You know I wouldn't say anything bad about the orphans! Why are you not angered by the BIG HEADS??? That is the clan of Lacageylacag!

Posted: Fri Oct 21, 2005 10:25 am
by kambuli
Gardheere,

Correction! that incident happened in Hiiraan.

Posted: Fri Oct 21, 2005 10:59 am
by Sir-Luggoyo
Waxa jira laf ka mid ah HG oo la dhaho Cayr (in other words, they could be mistaken for someone impoverished), labo nin oo Abgaal ah ayaa waxay u soo martiyeen beel Cayr ah degaankood, here is how the conversation took place:

Abgaal : Salaamu Caleikum
Cayr : Caleekuma Salaam
Abgaal : Ma la raayaa?
Cayr : Nabad waaye
Abgaal : Ciddu ma na marti galima kartaa?
Cayr : Wixii la qabo aad nala qabaysaan
Abgaal : Horta ciddu waa cidma?
Cayr : Ciddu waa Ceyr
Abgaal : Ceyr iskab ahaadee, intaadna ceyrtoobin yaad eheedeen?
Cayr : Abidkeenba Ceyr aan eheen
Abgaal : Aryaa Xaamuud, naga wadi maha

Posted: Fri Oct 21, 2005 11:32 am
by kambuli
Sir,

Walaahay I swear to God the following story took place in our home in Mogadisho.

A girl who was related to us told my grandmother who is Habaryoonis, that she is getting married.

My grandmother asked the girl "What is the tribe of the guy?"

The girl answered" Cayr"

My grandmother" Oo eeddo mid aan caydh ahayn ma weydey?. Laughing Laughing

Posted: Fri Oct 21, 2005 11:34 am
by kambuli
Sir,

Walaahay I swear to God the following story took place in our home in Mogadisho.

A girl who was related to us told my grandmother who is Habaryoonis, that she is getting married.

My grandmother asked the girl "What is the tribe of the guy?"

The girl answered" Cayr"

My grandmother" Oo eeddo mid aan caydh ahayn ma weydey?. Laughing Laughing