Page 4 of 4

Re: Nin dhaqtar ku yiri ma dhaleys ayaa tahay lakin xaskiisa

Posted: Sat Jun 28, 2014 12:27 am
by Lillaahiya
I would leave my husband if he asked for a DNA test, or if he got one done behind my back. Mar haddaanu igu kalsoonayn maxaynu isku dul qaban?

Re: Nin dhaqtar ku yiri ma dhaleys ayaa tahay lakin xaskiisa

Posted: Sat Jun 28, 2014 12:38 am
by quark
DR-YALAXOOW wrote:doqon adigoon caytamin fikradaada dhiibo..
do you believe nin after test la yiri you have 0 sperms inuu biological father nqon karo ? for me i believe 90% of the time ciyaalka xaafada ayaa caawiyey. . and if i was him i would take DNA. cuz iam not f supertitious miracle believer.
Image