Page 4 of 5
Re: Ya illahay yaqaan oo muslim ah
Posted: Fri Nov 07, 2014 7:33 am
by 0sman
Tiiskaan xaqiiqo miyaa ama barkin ay gadaal gashatay tolow?

Re: Ya illahay yaqaan oo muslim ah
Posted: Fri Nov 07, 2014 7:36 am
by anzeloti
Warsheek u too late eebow......

Re: Ya illahay yaqaan oo muslim ah
Posted: Fri Nov 07, 2014 7:45 am
by Tuushi
Wonder how she feels about this attention.
Re: Ya illahay yaqaan oo muslim ah
Posted: Fri Nov 07, 2014 7:51 am
by 0sman
^ She has a public IG account and has a lot of fans/followers in her social network where she posts pics and videos regularly so what do you think she feels about this attention?
Re: Ya illahay yaqaan oo muslim ah
Posted: Fri Nov 07, 2014 8:05 am
by KingWaslawi
Ehem, ninka ragga ahi ma calaacalo, ragga nimadaada ku doono haddaad ka heshay, dadka forum-kan isugu yimaadaa waxba kuu qaban maayaan, gebigooduba qosol bay meesha la joogaan.
Kuwan ninka dookhiisa wax ka sheegaya, qof waliba dookh u gaara ayuu leeyahay, hadday daan idinku ka helin isagaa sidaa ku jecel u daaya, nin walba ta la quruxda badan waxa laga yaabaa inay ninka kale la foolxun-tahay. Waana dookh ilaahay soo dejiyay oo lagu kala duwan yahay.
PO
Waar naagta soo qoob xidh haddaad nin raga tahay.
Re: Ya illahay yaqaan oo muslim ah
Posted: Fri Nov 07, 2014 8:35 am
by Cherine
Look at these thirsty desperate faaraxs salivating over a TAKEN woman.

Bal yaa suuradaheeyda iyo futadeeda idiin dirsaday

Re: Ya illahay yaqaan oo muslim ah
Posted: Fri Nov 07, 2014 8:48 am
by 0sman
^ ^

Adigana waan kaa yaabaa markaad meel cidlo ah ka bururto!

Re: Ya illahay yaqaan oo muslim ah
Posted: Fri Nov 07, 2014 11:12 am
by TheblueNwhite
FieldMarshalMenace wrote:Ugaaso..lives in Dixon buildings, Toronto
..she just proposed to this dude who is currently lives in Mogadishu. He is believed to be the son of a gov official..he proposed to her the other day and she accepted him on IG..she even was in xamar recently to meet with his parents ..She reveals a lot on her IG...she loves Hadraawi to bits..she recently lost a lot of followers bc she condemned Siya Barre ( bc she dissed the "tooradii barakeysneyd" oct 21)

lol@son of gov official. Last I knew, he was a staff at the State House.
Good luck to them and congrats.

Re: Ya illahay yaqaan oo muslim ah
Posted: Fri Nov 07, 2014 1:32 pm
by waayeel101
PO, adiga jacaylka gacmaha ku sidata. ti aragtaba ma iska jeclanaysa?
warsheekh, good dookh

Re: Ya illahay yaqaan oo muslim ah
Posted: Fri Nov 07, 2014 1:41 pm
by YummyMummy
All sisters were very pretty maa shaa Allah, but I agree with Tuushi & Cherine, the attention is somewhat odd if they are taken.
Re: Ya illahay yaqaan oo muslim ah
Posted: Fri Nov 07, 2014 1:48 pm
by waayeel101
^^
you are right. for me if a girl was engaged/married si kasta u ficantahay ama qurux ledahay ma tedish qalbi.
Re: Ya illahay yaqaan oo muslim ah
Posted: Fri Nov 07, 2014 1:51 pm
by YummyMummy
^ wu miin yegdar ydesh daa5el galbak aslan... gheer el Dragon Ball Z men ayaam zamaaaaaaaan

Re: Ya illahay yaqaan oo muslim ah
Posted: Fri Nov 07, 2014 1:59 pm
by waayeel101
ma a7eb le3b 3annar. lesh a7ji nafsi shi ba3id.
lil amanah aku bint min hina 3ajabtni ra7t min don ma a9ol laha jilma.

bes 7ob ma thanati.
hay awl mara a3tarif hek ishi.
Re: Ya illahay yaqaan oo muslim ah
Posted: Fri Nov 07, 2014 2:09 pm
by YummyMummy
^ 7araam, wallah a7is aalaamak walal

law kont a3rafha, kent 7agoul "oktobeelo law 7etta kelma" 3ashaan ted6amman wo galbak yertaa7

Re: Ya illahay yaqaan oo muslim ah
Posted: Fri Nov 07, 2014 2:11 pm
by SultanOrder
waayeel101 wrote:PO, adiga jacaylka gacmaha ku sidata. ti aragtaba ma iska jeclanaysa?
warsheekh, good dookh

Sxb, ismaahaan ba iga bi'isay jecaylka i hayay, I'm good now
