War fiicanaa ii sheegoosaa lol.TheblueNwhite wrote:Kutlad 3aad ayaa berri lagu dhawaaqaa. lol. Xubnaha kutlada cusub, waa xildhibaanadii ugu danbeeyee ee HSM garab taagnayd.Vivacious wrote:Xisaabta ku dar, in 6 months time I will own about 10 big villas in xamar. Thats what corruption does to youTheblueNwhite wrote:Vivacious
![]()
Is a good business plan to go after a ministerial post. Can't get better than that cuz it is the ultimate Somali dream. 6 months and you can retire nice. M
Imaan Allow na sii.
Warsheekh, akhi, liiskaan dadka la horgeynaayo ma taqaan? shaqsiyaad ayaga boos raadinaayo iyo shaqsiyaad HSM iyo xulafadiisa u dhaarsan oo dariishada iney ka tuuraan isu diyaaraanaaya. Labada kutladood oo isbahaysaysanaya ayaa HSM qoorta ka gooynaayaa. RIP!Laakiin taas ilaahaan ka magan galnay.
About the parliament, do you think they will have a reason to reject this new cabinet? I don't think so this time since the 4 guys they didnt want initially are not there any more, not only that but the other good ministers also lost their positions all thanks to the 4 GUYS!!!!
Bayaanka xildhibaanada soo saari doonaan berri aqri. Qodobadda si fiican u dhuux.your questions will be answered.
Rag danbiyo loo haysto ayaa ku jira, xildhibanada shaqsi shaqsi ayayna u ansixin doonaan liiska methinks.
Caynte wuu is casilaa sida la sheegaayo, asaga iyo kuwa kale.
Ciyaarta hadey kululaatay
