Page 4 of 4
Re: Post your favourite somali songs
Posted: Wed Mar 11, 2015 8:12 pm
by AbkoowDhiblaawe
lool nice lyrics laakin ninka cod maleh.

Re: Post your favourite somali songs
Posted: Wed Mar 11, 2015 8:18 pm
by Amira143
Some great jams!

Re: Post your favourite somali songs
Posted: Wed Mar 11, 2015 9:13 pm
by Trader
Maxamed Cali Burco - Dhaktar Baa Isku Keen Qoray
[youtube]watch?v=-MVA0km9-L0[/youtube]
Haduu dhugasho geel qabo
Ma dhadhamiyo geedaa
Wuu gadaasha dhuubtaaye
Ana cudurka igu dhacay
Waa mid igu dhamaadoo
Waaba laygu dheeryoo
Ku dhadhabay aroosaan
Dhinacay isa saaree
Mal dhaayahaygaay
Calaf lagama dhuuntee
Kitaabaysu keen dhigay
Dhakhtar baysu keen qoray
Adna wali ma dhaadanid
Maydhanaanka geeliyo
Sida dhayda caanaha
Looma dhamo jacaylkoo
Laguma dhaashto caashaqa
Dhayal haw malaynine
Dhuuxiyo lafahiyo
Waa wax dhiiga kaa jaqa
Caafimaadka kaa jara
Mala dhaayahaygaay
calaf lagama dhuuntee
Kitaab baysu keen dhigay
Dhakhtar baysu keen qoray
Adna wali ma dhaadanid
Sida ruux la dhalaybaan
Kuu dhadhoodiyaayoo
Dhabta kugu hayaayoon
Dhibta kaa ilaashaa
Sida ruux dhalaanoo
Hurdo looga dhaartaa
Hadba dhinacyadiisiyo
Wadna kugu dhaweeyaa
Maladhaa yahaygaay
Calaf lagama dhuuntee
Kitaab baysu keen dhigay
Dhakhtar baysu keen qoray
Adna wali ma dhaadanid
Re: Post your favourite somali songs
Posted: Wed Mar 11, 2015 9:28 pm
by Idman702
Re: Post your favourite somali songs
Posted: Wed Mar 11, 2015 9:56 pm
by jalaaludin5
Re: Post your favourite somali songs
Posted: Thu Mar 12, 2015 1:19 am
by MujahidAishah
To my reer goljano from Togdheer Rd to masjid Al nuur to axmed raan iyo indha biirta this songs for you
[youtube]