BlueNwhite saxiib in reality dumarku waa in ay iska ilaaliyan raga adiga oo kale ah, smooth operatornimada waxba ka danbeyo koley waan isla ognahay

ninkan waa iska nin dabeecad qabow oo aan shaqada iyo guurigas meelna u dhafin, haadu ahan laha xariif sidado oo kale jalato keenayo, dhibatadan maba qabsan lahayn
Stuckon waxaas iska dhaaf ee nabsiga ii so maray adigu armad iga meereysa oo raaliyo marb walbo oo aan baxayo kabaha ii dabo wado noqoneysay?
SaciidAyanleh wrote:I bet this nigga didn't even witness the birth and hold her hand through it, kulahaa habluhu ula joogaan

balo ku aragtay, maxu ka aag sameynayaa haween foolaneyso? you been watching too many chick flicks, no sane man should have to witness his wife giving birth, the waiting room lama so dhafo, halkas ba "yes baby you can do it" laga dahaa markay yaro qeyliso.