Page 4 of 8

Re: Clingy wives

Posted: Tue Mar 31, 2015 12:26 pm
by SaciidAyanleh
Lemme tell you the cadaan way,

Between the birth of the child and the first birthday, the parents are a team. No going out, no good times, no normal routine, just complete devotion to the baby. They look beat as fuck during this period, wearing sweats and tshirts, unkempt hair, sleep deprived.

I bet this nigga didn't even witness the birth and hold her hand through it, kulahaa habluhu ula joogaan :Puhlease: :pacspit:

Re: Clingy wives

Posted: Tue Mar 31, 2015 12:27 pm
by TheblueNwhite
Lol

Re: Clingy wives

Posted: Tue Mar 31, 2015 12:28 pm
by Jugjugwacwac
zumaale wrote:You don't ride a horse that has not already been broken. Similarly, during courtship, you stamp your authority. If she is full of drama ; swiftly move on before committing. If a Xalimo cannot tolerate four days of no phone calls, drop her like a turd.
I agree with all of that except the last bit. Naagtu hadday ku jeceshahay y would she tolerate 4 days of no communication? Seems like qof qalbi adag ama aan ku jeclayn in my opinion.

Re: Clingy wives

Posted: Tue Mar 31, 2015 12:28 pm
by SultanOrder
Relationships can break down under stress and that is when you know if you guys will endure. When people get stressed things can get ugly and petty. Illaahay ha na gargaaro if things get to that point. Because I know I can get really ugly as I feed off negative energy.

Re: Clingy wives

Posted: Tue Mar 31, 2015 12:31 pm
by Cherine
Xamud. wrote:Wara BlueNwhite naag ama haween qeylo iyo bulqas badan cidna ma hayn karto, besides he told her beforehand, sheekaduna weey ka weyned dinner iyo meal, wuxu rabay inu iga wareysto wadanki iyo sida ugu fudud in ganacsi laga sameyo, ninkan wuxu isleyahay noolasha reerkago improvement ku samee, iyaduna waxas uma jeedo all she wants is to control every movement he makes.


Stuckon21 :lol: :lol: Don't mind Cherine, I think waxay ka xanaqdey markan irii tu ban so furay, yaa u sheego labo in aan kala tagnay, 3dna meheer hortis kala noqonay.



gegiroor
:up: Bro, all I can do is in aan standby galo, marku cayriyoo ayan gabar ficaan barayaa, until then waa none of my business sheekadu, nin iyo naag isqabo lama dhex galo.
Image
Xamud maxaa kaa si' ah? Or naagahaan aad guurguursanaysid bey wax ka si' yihiin?

Re: Clingy wives

Posted: Tue Mar 31, 2015 12:34 pm
by TheblueNwhite
Xamud

Divorce rate waa high. :lol: :down:

Re: Clingy wives

Posted: Tue Mar 31, 2015 12:36 pm
by Xamud.
BlueNwhite saxiib in reality dumarku waa in ay iska ilaaliyan raga adiga oo kale ah, smooth operatornimada waxba ka danbeyo koley waan isla ognahay :lol: ninkan waa iska nin dabeecad qabow oo aan shaqada iyo guurigas meelna u dhafin, haadu ahan laha xariif sidado oo kale jalato keenayo, dhibatadan maba qabsan lahayn :lol:



Stuckon waxaas iska dhaaf ee nabsiga ii so maray adigu armad iga meereysa oo raaliyo marb walbo oo aan baxayo kabaha ii dabo wado noqoneysay?
SaciidAyanleh wrote:I bet this nigga didn't even witness the birth and hold her hand through it, kulahaa habluhu ula joogaan
:damn: balo ku aragtay, maxu ka aag sameynayaa haween foolaneyso? you been watching too many chick flicks, no sane man should have to witness his wife giving birth, the waiting room lama so dhafo, halkas ba "yes baby you can do it" laga dahaa markay yaro qeyliso.

Re: Clingy wives

Posted: Tue Mar 31, 2015 12:42 pm
by Xamud.
Walaalyaal anigu waxan ahay nin gacan furan oo aad iyo aad u wanaagsan, balse nasiib daro waxa igu so beegmay kuwo wariidkod so habaaren, ila iyo hada jabki kama so kaban oo maanta oo ugu danbeysay aya text msg dagaal ah lay so diray...xitaa suuqa layga xiray oo mid walbo oo aan shuukansado, anaga oo uul iyo dirked ah intan kala tagno ayaa subaxdi markan is daho tii yared bal ka waran doono laygu dahaa "war hana so wiciin, warkago waan hayaa" ....balaaya u waranto..garan mayo halkey salaadu iska qaban weyday.

Re: Clingy wives

Posted: Tue Mar 31, 2015 12:45 pm
by Stuckon21
"Yes baby you can do it ayaan xagaa ka odhan"

:lol: :lol: :lol: :lol:

Xamud, you're too much. :arrow:

Re: Clingy wives

Posted: Tue Mar 31, 2015 12:47 pm
by zumaale
Jugjugwacwac wrote:
zumaale wrote:You don't ride a horse that has not already been broken. Similarly, during courtship, you stamp your authority. If she is full of drama ; swiftly move on before committing. If a Xalimo cannot tolerate four days of no phone calls, drop her like a turd.
I agree with all of that except the last bit. Naagtu hadday ku jeceshahay y would she tolerate 4 days of no communication? Seems like qof qalbi adag ama aan ku jeclayn in my opinion.
Saaxib, love occurs after marriage, wixi ka hoor waa ruwayad. The best chance you can give yourself is by courting a woman Islamically. Coodka dumar wa cowra, conversations should be formal and short. Ideally, courtship should occur in the presence of a muxram. Hence, why I believe phone conversation should be kept to a minimum.

Re: Clingy wives

Posted: Tue Mar 31, 2015 12:48 pm
by Togdeer
This used to happen to my best friends.
His wife was OK, but as soon has he went out his phone would not stop ringing.

Then he just started switching off his phone,
now she don't bother him any more,
she is so independent now manshallah, she don't care no more.

Re: Clingy wives

Posted: Tue Mar 31, 2015 12:50 pm
by Jugjugwacwac
Xamud. wrote:Walaalyaal anigu waxan ahay nin gacan furan oo aad iyo aad u wanaagsan, balse nasiib daro waxa igu so beegmay kuwo wariidkod so habaaren, ila iyo hada jabki kama so kaban oo maanta oo ugu danbeysay aya text msg dagaal ah lay so diray...xitaa suuqa layga xiray oo mid walbo oo aan shuukansado, anaga oo uul iyo dirked ah intan kala tagno ayaa subaxdi markan is daho tii yared bal ka waran doono laygu dahaa "war hana so wiciin, warkago waan hayaa" ....balaaya u waranto..garan mayo halkey salaadu iska qaban weyday.

Ninyahow intaad naagahan qurbaha ku daxalaystay ka faro-xalotid maad tu yaroo cambaruud ah oo subaggu ka da'ayo ka doonatid Goldogob. Waa ku sidee cammi.

Re: Clingy wives

Posted: Tue Mar 31, 2015 12:53 pm
by SolidCamel
Stuckon21 wrote:"Yes baby you can do it ayaan xagaa ka odhan"

:lol: :lol: :lol: :lol:

Xamud, you're too much. :arrow:
A little romance here or what

Re: Clingy wives

Posted: Tue Mar 31, 2015 12:53 pm
by Stuckon21
Xamud. wrote:


Stuckon waxaas iska dhaaf ee nabsiga ii so maray adigu armad iga meereysa oo raaliyo marb walbo oo aan baxayo kabaha ii dabo wado noqoneysay?

.
Kuwihi kale waxaad ka wayday maay kula tahay inad aniga iga heli? Teeda kale na markan kabaha ku hor qaadayo ma Ina Hassan Tuwaal ba i moodey?

Re: Clingy wives

Posted: Tue Mar 31, 2015 1:01 pm
by Xamud.
Jugjugwacwac wrote:
Xamud. wrote:Walaalyaal anigu waxan ahay nin gacan furan oo aad iyo aad u wanaagsan, balse nasiib daro waxa igu so beegmay kuwo wariidkod so habaaren, ila iyo hada jabki kama so kaban oo maanta oo ugu danbeysay aya text msg dagaal ah lay so diray...xitaa suuqa layga xiray oo mid walbo oo aan shuukansado, anaga oo uul iyo dirked ah intan kala tagno ayaa subaxdi markan is daho tii yared bal ka waran doono laygu dahaa "war hana so wiciin, warkago waan hayaa" ....balaaya u waranto..garan mayo halkey salaadu iska qaban weyday.

Ninyahow intaad naagahan qurbaha ku daxalaystay ka faro-xalotid maad tu yaroo cambaruud ah oo subaggu ka da'ayo ka doonatid Goldogob. Waa ku sidee cammi.

:lol: Kuwa Mudug jooga ayaba ugu daran bro, dumar maha kuwas waa niman rag ah oo ku sabaxadeynayo, laakin waan ku tala jira in aan iska donto tu yar oo postal bride ah.