Page 4 of 4

Re: What's your favourite Somali proverb

Posted: Tue Aug 11, 2015 2:12 pm
by Lamagoodle
CaliQase wrote:
Lamagoodle wrote:Good thread and some good stuff.


Geel maxaas(maxuu) indho kuul ka kasaa kurtunkuu ku rugtaa e?

Essence, feel free to correct me. A female friend of mine always says tht.

My favourite geel proverb

"Geel waa geel wixii gooyana waa geel"

Another one
4 layskuma daro: 1. Waan guuri 2. Waan guursan 3. Geel baan qaadi 4. Geenyaan gadan
Lama, iminka ma hablihiibaa kaa baxsan la' ? :steviej:
:lol: warka hoos u dhig, dhulka hoostiisa ayaa lagu duuganyahe. Bilis Xawaaley ayaad rabtaa miyaa inaay igu goobtaan?

How about this one;

Akkhiro nimaan geel lahayn lama amaaneeynin

Re: What's your favourite Somali proverb

Posted: Tue Aug 11, 2015 2:30 pm
by CaliQase
Waan isku dayay, maaha? Lol

Maahmaah-yaha qaar baa diiniyan qaldan.

Anigu waxaan aqaan maansadan yar:
Geelu geel fulay, gaari mahyee ha ka daba fulo

Re: What's your favourite Somali proverb

Posted: Tue Aug 11, 2015 8:03 pm
by Bella18
gedo_gurl wrote:Ninkii shaqaaysanin, shaah ma cabbo

Xamari one:

Abkey dooli dilow dad nool maas uu daahaa :lol:

Re: What's your favourite Somali proverb

Posted: Tue Aug 11, 2015 8:09 pm
by Idman702
Qof kuu digey kuma dilin

Re: What's your favourite Somali proverb

Posted: Wed Aug 12, 2015 11:07 am
by zidane88
Thuganomics wrote:
zidane88 wrote:Nin daad qaaday xunbo xuskay.

Nin maalin ma gaadhid
Ninna weligaa ma gaadhid
Ninka kaa faras wanaagsan maalinka ma gaadhid
Ninka kaa naag wanaagsana weliga ma gaadhid
Sxb maahmaahdu waa sidan


Nin maalin ma gaadhid,nina sanad ma gaadhid, nina weligaaba ma gaadhid. nin maalin ma gaadhid oo waa ninka kaa faraska dheereeya, nin sanad ma gaadhid oo waa ninka xoolihiisu sanadkaa meel caws badan daaqiyey, nin weligaa ma gaadhid oo waa ninka kaa gabadha/naagta wanaagsan.
Thanks, Thuga wey iga kala maqneyd. :up: