COOL-MAN wrote:CaliQase wrote:Rasuulka SCW mar uu Ansaar (Reer Madiina) la hadlayay wuxuu weydiiyay in ay ku dhex jiraan cid aan Ansaar ahayn, waxaa loo sheegay inuu ku jiro wiil abti loo yahay, wuxuu ku yiri wiilka gabadhu wuxuu ka mid yahay qowmka.
Wiilka gabadha Soomaaliyeed ay dhashay wuu naga mid yahay.
Case closed

co-sign
The irony of those wanting to limit Somali citizenship as they parade the world with not just one or two citizenship, but often times 3 and 4. "aahaway, waxaan wataa baasaboor Jarmal, Dutch, Kanadeese, ee Ingriis"
Kuwaan xenophobia lafaha ka gashay: Donald Trump maa wax nii galay, oo isku caqli tihiin? He wants to uproot & forcibly deport 11 million human beings.....you would do the same to all of the minorities("indigenous" or otherwise) who call Somalia home. No shame, no xishood: foolxumo qaawan lee.