Page 4 of 5

Re: Warya Meth

Posted: Tue Nov 24, 2015 3:08 pm
by salool
Aisha, nimankan haraadki ba ka batay...maalinba far yar tus ha isku dhex yaacane. :lol:



Re: Warya Meth

Posted: Tue Nov 24, 2015 3:12 pm
by TheLoFather
salool wrote:Aisha, nimankan haraadki ba ka batay...maalinba far yar tus ha isku dhex yaacane. :lol:


Lool salool, Bustaha waa kooosy!

Re: Warya Meth

Posted: Tue Nov 24, 2015 3:13 pm
by salool
Thats my legs.

Re: Warya Meth

Posted: Tue Nov 24, 2015 3:19 pm
by MujahidAishah
Mashallah :lawd:

I have struggle hands I ain't even going to attempt at posting :snoop:

Re: Warya Meth

Posted: Tue Nov 24, 2015 3:21 pm
by TheLoFather
Salool intee lagu gadaa bustahaas? Can you tell me wife to buy us one?

Re: Warya Meth

Posted: Tue Nov 24, 2015 3:26 pm
by salool
Aisha, I wish i had gacmo buurbuuran...wixi gacanta aan ku xidha way iga dhacaan.Xita saacad inaan gacanta ku xidho waan joojiyey.

Waa qurux ee alxamdulilah dheh.


Ladoon, Hargeysa ayaan ka so iibsadey.Walaahi wax ka dugsoon ma jiro oo ka kulul.8 dollar oo kaliya aya la iga siyey ka waran.

Re: Warya Meth

Posted: Tue Nov 24, 2015 3:34 pm
by TheLoFather
salool wrote:Aisha, I wish i had gacmo buurbuuran...wixi gacanta aan ku xidha way iga dhacaan.Xita saacad inaan gacanta ku xidho waan joojiyey.

Waa qurux ee alxamdulilah dheh.


Ladoon, Hargeysa ayaan ka so iibsadey.Walaahi wax ka dugsoon ma jiro oo ka kulul.8 dollar oo kaliya aya la iga siyey ka waran.
Walaaaahi I love bustayaasha nuucaas ah

Is Hargeisa cold???... That buste is for dhulalka dhaxanta leh maaha,

Re: Warya Meth

Posted: Tue Nov 24, 2015 3:44 pm
by salool
Imika oo kale wadanki waa dhaxan.waliba bisha danbe ayey ugu daran tahay.Laakin inagu hadaynu tagno kuleel bay ino tahay.Siiba habeenki ba dadku dhaxmooda.Markasto oon tagayo funaanadu culculus baan ayeeyday oo si qaada.Wayeelko uma adkaystan dhaxanta.

Re: Warya Meth

Posted: Tue Nov 24, 2015 3:57 pm
by salool
Tukanda somalida amba carabta ka eeg.Dubai ba laga hela qaar ka culculus.Laakin wa ina miisanka kugu filnaado.Anaga 40 kilo ba qofkiiba lo ogola..6 qofna waan isku raacnay..Bacadlihi Hargeysa kala badh baan sidaney markaan so noqonay. :lol:

Good night.

Re: Warya Meth

Posted: Tue Nov 24, 2015 4:03 pm
by waayeel101
helwa, wth is that?! lol

i thought it is a baby hand.

Re: Warya Meth

Posted: Tue Nov 24, 2015 4:05 pm
by salool
^^ gacmo baasto ah ayaan leeyahy.Gacmaha wa la iga habaarey.

Re: Warya Meth

Posted: Tue Nov 24, 2015 4:19 pm
by waayeel101
wa cadi inay dhuubnadan, lkn aad ayay u yar-yaryihin. :lol: malaha wad gabantahay lol.

Re: Warya Meth

Posted: Tue Nov 24, 2015 4:26 pm
by TheLoFather
salool wrote:Imika oo kale wadanki waa dhaxan.waliba bisha danbe ayey ugu daran tahay.Laakin inagu hadaynu tagno kuleel bay ino tahay.Siiba habeenki ba dadku dhaxmooda.Markasto oon tagayo funaanadu culculus baan ayeeyday oo si qaada.Wayeelko uma adkaystan dhaxanta.
That's interesting, I never knew that, hopefully Inshaallah will go there next year

Re: Warya Meth

Posted: Tue Nov 24, 2015 5:28 pm
by jalaaludin5
Goljano iyo Dumbuluq maxaa kala haysta
Suhura Ismails iyo Ina af Diinleh maxaa kala haysta.

MujahidAishah iyo Meth maxaa kala haysta.

lol.
-
-
-

Re: Warya Meth

Posted: Tue Nov 24, 2015 5:40 pm
by YummyMummy
Methinks the paedo strikes again :pac:
Salool, straight up :lol:
Aishah you're a breath of fresh air huuno, blow your breeze past this huuro, don't change :rose: