Page 4 of 4

Re: A video of MujahidAishah & her posse.

Posted: Thu Nov 26, 2015 12:06 pm
by MujahidAishah
I was tyra banks .. Naomi to skinny :deadrose:

Re: A video of MujahidAishah & her posse.

Posted: Thu Nov 26, 2015 1:34 pm
by gegiroor
theyuusuf143 wrote:
eliteSomali wrote:
VeiledGarbasar wrote:Loooooool,

Reminded me of Xamar, I was obsessed with Garbasar isku karis LOL Or the Hargeisawi one. Xalimo's though. :up:

:cool:
Garbasaar isku karis? Waa wax cusub how does it taste?



Now we know why Somali kids either end up in jails, join terrorist groups, or end up on social media fighting wars that are not theirs.

Garba saar isku karis weligay ma maqal.
Waar Yuusuf aan kuu jilciyo: Garbasaaar iku karis waxaa weeye marka garbasaartu gabowdo oo cadaato, dabadeed asal iyo biyo ayaa la isku kariyaa, markay isku karaan oo biyuhu casaadaan baa garbasaarta lagu ridaa. Iyadoo widhwidhaysa oo aad moodo baroo baa laga soo saaraao qoraxda loo dhigaa si ay u qalasho ama dryerkaa lagu ridaa!

Dabadeed gabadhu markay aroos ama meelaha dumarku baadhiga ku dhigtaan aadayso, bay kusii dhacdaa iyadoo garbasaartu sidaa u widhwidhaysa!

Waa farsamo dhowaan soo baxday, markaa sidaa ula soco :)

Re: A video of MujahidAishah & her posse.

Posted: Thu Nov 26, 2015 3:30 pm
by theyuusuf143
Ma xasuusataa berigaynu shaadhka buluugaysan jirnay .Kkkkk

Re: A video of MujahidAishah & her posse.

Posted: Thu Nov 26, 2015 3:52 pm
by VeiledGarbasar
Allow me yaqee, I got it wrong! I meant garbasaar KARIS....apparently the mixed colour ones were called karis... :)

Aawday gabarteen Vivacious, she is currently Mogadishu and can tell you the latest terminology for it. :up: