Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
oday ayan malin dhawayd mobile kisa no dhibtay si an app ugu so dejino. wuxu na maqlay anagu isku leh war ma bahalkisu ma shaqaynayo. wuxu na yidhi adeer wa kee midba ku yidhi adeer bahalkagu ma shaqaynayo dee. odaygi wuxu ku dhartay inu bahalkisu weli sheqeyo oo billahi ah oo tallahi ah lol. anagi qosol ayan daadanay.
Naagtii yarayd: Intay madaxa hoos u rogatay, "Cafwan waan ka xumahay wixii dhacay, moobil khaldan ayaan ku siiyay xalayna warwar ma seexan, si khalad ah ayaanay u dhacday"
Aniga: Shaw gabigaygiiba waan isla maqanahay oo naagtan yar baan kor ilaa hoos daawashadeeda ku mashquulay,
NY: Intay khajishay oo ay aragtay inaan isla maqnahay ayay qosol yaroo ruuf baa'biin iigu dhufatay, Anna intaan is ilaaway baan dhoola cadeeyey, waaba intay rabtaye,
COOL-MAN wrote:Waan u maleynaaye sheekada salaaxida in ey meel kale u socotey. Wagarey wagar. Waan ka baxay anigu.
Telephonoow xaalkaa ba'
Oo show ninku waaba Adali oo farsameeysan
That is what I've concluded as well....
Bottom line, KingWaslawi has joined the growing list of jokers in SNET: Sumu, Lo'Doon, Adali, KingWaslawi, .........the list is growing. There are ladies in this list but didn't want mention them.
NY: Intay timihii jilicsanaa oo waliba laga soo shaqeeyay, oo perfume ka kasoo urayaa sida mawjadda ku jiidhaayo, Marba dhinac shagax uga siisay laba goor, oo laba talaabana hore usoo qaaday, ayay tidhi, "Keen taleefankii oo halkan igu sii yar sug for a second"
Aniga: hadalba iguma jiro, oo gacmihii oo baraf i noqday, ayaan bacdii gacanta galiyay, taleefankiina kasoo saaray oo u dhiibay.
Aniga: ka dibna intaan dib u booday, oo kaladhkii hagaajistay, candhuuf yar gacanta ku tufay oo foodii ku nabtay, ayaan isu diyaariyay sidii marka ay soo noqoto, ee taleefanka ay iisoo badasho, hawshaydii aan u imi markii hore usii wadan lahaa, oo naagta yar horta hal Mar uun allow kaga siiyo, iyo qabash macal b*tch slap is wata oo daanka midigta.
Ayay soo noqotay, iyadoo afar box oo waaweyn oo gifts ah laa laadinaysa,
NY: oo ka yaabtay sidaan usii xaytay "alla ba ay Waar maxaa ku helay?"
Aniga: intaan violence gii daaqada ka tuuray, oo niyadii dajiyay, ayaan hoosta ka idhi " nacas baa tahaye fursadan dahabigaa ha iska lumin ee naagta yar Hal wiig oo isle of fernandes ah iyo one night oo Venice ah u samee. Ka dibna intaan sirwaalkii sii daystay ayaan ku idhi "Naa bal waan kuu sheegi doonaa, ee waa maxay alaabtani?"
NY: Intay indha waaweyn oo balacsan igu eegtay ayay tidhi "waa afar bogos oo aan inooga reebay, black Friday events".
Aniga: "oo markaana?"
NY: "imaad fahmin miyaa?"
Aniga: waan ku fahan sanahay, intaan jeebka gacanta galiyay ayaan furihii gaadhiga kasoo saaray oo u ruxay,
NY: wait a second intay tidhi ayay boorsada kala soo baxday muraayada make up ka oo gacanta midig Libis tii ku hagaajisatay dibnihiina isku dhufatay bab bab, Boorsadiina garabka sudhatay, ka dibna laba eeshiyaana oo meesha taagnaa ayaa saa noosoo eegay,
waayeel101 wrote:oday ayan malin dhawayd mobile kisa no dhibtay si an app ugu so dejino. wuxu na maqlay anagu isku leh war ma bahalkisu ma shaqaynayo. wuxu na yidhi adeer wa kee midba ku yidhi adeer bahalkagu ma shaqaynayo dee. odaygi wuxu ku dhartay inu bahalkisu weli sheqeyo oo billahi ah oo tallahi ah lol. anagi qosol ayan daadanay.
Kkkkkk wuxu mooday mindhaa inad leedihiin telephonekaagu gebigiisuba shaqaynmaayo illeen isagu call uunbuu ka dirsan jiree app ma yaqaane.