Somaliland should back PL against AMISOM camp
Moderator: Moderators
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Somaliland should back PL against AMISOM camp
Dhabayaco. Waxa ka dhacay Gaalkacyo waxaa ka masuul ahaa Maamulka bankrupt failed ah ee bunaaniland ayaa daa daansaday maamulka Galmudug. dagaal ayaa dhacay. Dagaalkiina sida caadadda ageyd dhabayaco waa kala ordeen oo Guusha waxay raacday Galmudug State. Lagama yaabo mardanbe inay bunaaniland soo haweysato Galmudug.
Bintiland iyo ictiraafland maalin walibaa dagaal ka dhacaa. Ha ahaado dagaal al shabaabka buuraha galgala Sanaag jooga ana dagaal dhexmara khaatumo vz Siiiland aka ictiraafland.. bintiland iyadu hadalkeeda iska dhaaf waa bankrupt . Warlord Abdiwali gaasna tabartiisa gaalkacyo ayuu ku arkay.
Bintiland iyo ictiraafland maalin walibaa dagaal ka dhacaa. Ha ahaado dagaal al shabaabka buuraha galgala Sanaag jooga ana dagaal dhexmara khaatumo vz Siiiland aka ictiraafland.. bintiland iyadu hadalkeeda iska dhaaf waa bankrupt . Warlord Abdiwali gaasna tabartiisa gaalkacyo ayuu ku arkay.
Re: Somaliland should back PL against AMISOM camp
Those are Warsans in Bari not Sanaag who switched Alliance. And guess what, PL is actuallyDR-YALAXOOW wrote:Rambie
Buuraha galgala ee ku yaala gobolka Sanaag waa xarunta ururka Daacish aka former branch of al shabaab. Gobolka sanaag waa halka ay duulimaadka ka soo qadaan kooxdaas argagaxisada ah. Marka qaldaamiintiina maxaad beenta isugu sheegeeysaan. Cudur aan koonfur ka jirin ee la yiraahdo ISIS daacish ayaa north east Somalia ka jira .
fighting them and raided their base just recently, check the 2014-2015 UN report. You see my point?
If it was any other southern clan you'd leave them to grow bigger & bigger till they run over your capital again.

PL is fighting AS in both fronts and you know
how Large Bari, Nugaal and Mudug are.

Sorry, keeping our peace and security is more important to us than a useless proxy war.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Somaliland should back PL against AMISOM camp
Rambie .. galgala is in sanaag.. and Sanaag is located your waa duushay. Hayaaay waa nabad. Hayaay al shabaab soomaliland ma joogto waa duulnay fake republic soo maaha ??
Re: Somaliland should back PL against AMISOM camp
DR-YALAXOOW wrote:Rambie ... and Sanaag is located your waa duushay. Hayaaay waa nabad. Hayaay al shabaab soomaliland ma joogto waa duulnay fake republic soo maaha ??
Why getting emotional?

The bases of AS is not in Sanaag but in Galagala in Bari region 30 km away from Bosasso.
Plus, what SL have to do with our argument in the first place, ma wax kalay bad wayday?

Re: Somaliland should back PL against AMISOM camp

Cadi iska dhiiq warya.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 17680
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Somaliland should back PL against AMISOM camp
You donkey there shoul not be any fufu in puntland why are you angry ?
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Somaliland should back PL against AMISOM camp
al shabaab aka DAACISH waxay joogaan Buuraha Gooliis gobolka Sanaag. taa wax kama taagna
http://www.voasomali.com/content/al-sha ... 21141.htmlBuuraha Golis oo laga taagay calanka Daacish (Xog)
taa war kama taagna waqooyiga somaliya gobolka sanaag ilaaa gobolka barri inay daacish ku sugan tahay...Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay buuralayda Golis ayaa sheegaya in qaar ka mid ah maleeshiyada Al-Shabab ee ka dagaalamayey buurahaasi ay sheegeen iny ku biirayaan ururka Daacish ee ka dagaalama dalalka Ciraaq iyo Siiriya. Tallaabadan waxay khilaafsan tahay mowqifka rasmiga ah ee hoggaanka Al-Shabab oo weli daacad u ah ururka Al-Qaacida.
Wararka aanu ka helnay ilaha sirdoonka Soomaalida iyo dadka degaanka waxay sheegeen in maleeshiyada Al-Shabab ee ku sugan buuraha Golis ay khamiistii go’aansadeenn inay bayco ama qanadaraas diini ah la galaan hoggaamiyaha ururka Daacish Abu Bakar Al-Baghdadi. Hadalkan waxaa ku dhowaaqay Sheekh Cabdulqaadir Muumin oo ka tirsan culimada Al-Shabab ee ku sugan degaankaas inkastoo aanu ahayn hoggaamiyaha Al-Shabab u idmatay degaankaas.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Somaliland should back PL against AMISOM camp
qaldaaan in bunaaniland and ictiraafland maalin walibaa ciidan ethiopian labada dhinac u sii maraa,. xitaa dad ku dilaa.. sidoo kale dagaal ka dhacay gaalkacyo ee dhex maray maamulada bunaaniland vs galmudug.. wuxuu mid la mid ah ka dhacaa your ictraafland.. kalshaale mardhaw ayey aheeyd. ictiraafland vs Khaatumo state... marka waxba afka khaadka lagu cuno ee aad ku calaacashaan ha kala taagin. qaldaan foolqul qaldaan..theyuusuf143 wrote:You donkey there shoul not be any fufu in puntland why are you angry ?

Re: Somaliland should back PL against AMISOM camp
DR-YALAXOOW wrote:al shabaab aka DAACISH waxay joogaan Buuraha Gooliis gobolka Sanaag. taa wax kama taagnahttp://www.voasomali.com/content/al-sha ... 21141.htmlBuuraha Golis oo laga taagay calanka Daacish (Xog)
taa war kama taagna waqooyiga somaliya gobolka sanaag ilaaa gobolka barri inay daacish ku sugan tahay...Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay buuralayda Golis ayaa sheegaya in qaar ka mid ah maleeshiyada Al-Shabab ee ka dagaalamayey buurahaasi ay sheegeen iny ku biirayaan ururka Daacish ee ka dagaalama dalalka Ciraaq iyo Siiriya. Tallaabadan waxay khilaafsan tahay mowqifka rasmiga ah ee hoggaanka Al-Shabab oo weli daacad u ah ururka Al-Qaacida.
Wararka aanu ka helnay ilaha sirdoonka Soomaalida iyo dadka degaanka waxay sheegeen in maleeshiyada Al-Shabab ee ku sugan buuraha Golis ay khamiistii go’aansadeenn inay bayco ama qanadaraas diini ah la galaan hoggaamiyaha ururka Daacish Abu Bakar Al-Baghdadi. Hadalkan waxaa ku dhowaaqay Sheekh Cabdulqaadir Muumin oo ka tirsan culimada Al-Shabab ee ku sugan degaankaas inkastoo aanu ahayn hoggaamiyaha Al-Shabab u idmatay degaankaas.
My source IS from an international report handed to the UN.
Yours is a Somali news paper which it's the lowest of the low in credibility.
During the recent war in Galkacyo, every news paper published propaganda supporting it's clan.

Re: Somaliland should back PL against AMISOM camp
Last edited by Rambie on Sun Dec 06, 2015 8:07 am, edited 1 time in total.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Somaliland should back PL against AMISOM camp
Rambie ma waxaad leedahay Buuraha goolis daacish ma joogaan??.. soomalidaa waxay tiraahdaa.. looma hadlo si ah iska hadal.. dhibka ka jira south ha ahaado qabiiil warfare ama argagaxiso sida al shabaab aka daacish waa uu ka jiraa north somaliya including your waa duushay somaliland... xagga horumarka iyo dawladnimadana waad la socotaa maamulkaaga hargeysa wax uu horumar ah uu sameeyey ma jirto. dhinac waliba.. marka iska aamus. adiga iyo bunaaniland waxba meesha kuma heeysaan.. bal dagaalka maamulada Galmudug vs bunaaniland muxuu uga duwan yahay dagaalkii u dhaxeeeyey KHAATUMO VS SOMALILAND ?? WAXBA
https://www.youtube.com/watch?v=H5eReW0HA28
https://www.youtube.com/watch?v=H5eReW0HA28
Re: Somaliland should back PL against AMISOM camp
DR-YALAXOOW wrote:Rambie ma waxaad leedahay Buuraha goolis daacish ma joogaan??.. soomalidaa waxay tiraahdaa.. looma hadlo si ah iska hadal.. dhibka ka jira south ha ahaado qabiiil warfare ama argagaxiso sida al shabaab aka daacish waa uu ka jiraa north somaliya including your waa duushay somaliland... xagga horumarka iyo dawladnimadana waad la socotaa maamulkaaga hargeysa wax uu horumar ah uu sameeyey ma jirto. dhinac waliba.. marka iska aamus. adiga iyo bunaaniland waxba meesha kuma heeysaan.. bal dagaalka maamulada Galmudug vs bunaaniland muxuu uga duwan yahay dagaalkii u dhaxeeeyey KHAATUMO VS SOMALILAND ?? WAXBA
https://www.youtube.com/watch?v=H5eReW0HA28
That was a very interesting story Yalaxow, but where is your proof they actually operate in Eastern Sanaag?
I gave you my evidence thier only base in the north is in Galgala 30 km away from Bari. What is your evidence, a Somali website?

As for SSC, I exposed that dispora based movement here.
http://www.somalinet.com/forums/viewtop ... 5&t=371140
But again you're Yalaxo, you'd change the subject from PL to Sanaag to SSC
just because you're butt hurt of a user name online supporting PL over Galmudug.
How naive for a 40 years old man.

- AwRastaale
- SomaliNet Super
- Posts: 7611
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: Somaliland should back PL against AMISOM camp
Ramie,
You need to ignore Yalaxow. He is good troll and almost always he will jump from topic to topic in a low IQ Abgaal-style to derail things. He will write about Faisal's bakorad in one reply and next say some Isaac lost his dacas in Nugaal.
That's Abgaal for you not known for being sharp. They are skightly more intelligent than OG.
Galgala militia are not blowing up hotels every week right in the noses of thousands of Bantus with UN helmets unlike some place we know.
Galgala have been corned and confined to malaria ridden jungles. The MJs would rather save their ammo for AMISOM. As know know it came handy last week.
This guy can't secure his donkey and needs Gabre to sign deals on his behave and AMISOM to escort his maryooley to the toilet and yet has nerves to talk about security.

Dhabayaco. Gaalkacyo si fiican ayaa laguu karbaashay. Warlord abduwali gaas lagama yaabo hadda ka dib inuu ku soo xadgudbo xuduudaha maamulka Galmudug. Dagaalkii uu qaaday bunaaniland warlord Gaas dhinac waliba waa looga guuleystay. Ha haato dhinaca milaty ama siyaasad. Waa wax normal in markii dagaalka laguugu karbaashay inaad calaaacasho..
Re: Somaliland should back PL against AMISOM camp
Yalahow
isku xishood nin weyn miyadan ahayn bal eeg waxad ku hadlayso/qorayso , cayda afla gadada iyo qurunka, Galkacyo insha allah nabad weeye nabad baana ka dhacaysa dadkuna wa walaalo wa wada somali wa la heshiiyay waana lays dhex geli oo geyiga si nabad ah loogu wada nolan ama ka nax ama ha ku farxin , geyiga somaliya oo dhan nabad buu noqon dona , inta hada ahna allah u siyaadiyo , adiguse ama wa jiran tahay ama daroogo iyo khamri bad isticmaashay.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 26 Replies
- 2117 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 10 Replies
- 1413 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 4 Replies
- 665 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 25 Replies
- 3482 Views
-
Last post by 26June1960
-
- 7 Replies
- 936 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 23 Replies
- 2127 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 12 Replies
- 1003 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 1 Replies
- 421 Views
-
Last post by Executive
-
- 9 Replies
- 100 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 1 Replies
- 379 Views
-
Last post by jalaaludin5