Xildiiid wrote:Aduunweynaha waxba nagamay gelin. Labada iyagaa bilaa weji ah maanta oo munaafaqnimadoodi ku cadaatay.
Wixii Zoomalia u dhashay waa la mustaafirineyaa. Wadankooda dhinac ha ka raacan. Ama see hadaad adigu diidantahay, wadankaaga Djibooty ku qaabil.
Anigu Somaliland iyo Djibouti labada ba waan u leeyahay dhalasho . Djibouti waddan cidii ku dhalata , citizenship-keeda yeelato weeye, idinku ma yeelan kartaan oo ku maydaan dhalan . Somaliland na , wixii 1960-gii ka horeeyay , wixii 1993 ka danbeeyay , iyo wixii Isaaq ama gadabuursi ama dhulbahante noqda ba way siinaysa . Marka horta , waxba aniga Djibouti ha igu riixina , waayo , Somaliland na dhalasho ayaan u leeyahay min sharciyan , berigaad idinku qurbaha qaxooti ku ahahydeen ,
waan joogay waddanka , anigu markaa horta taas sheeko ciyaalka ayanu ka baxno !
Halkan ta la isku haysta waxa weeye , Somaliland somali kale oo qabiil ahaan Isaaq aan ahayn miyay masaafurin karta, haa mise maya !
Dhaqan ka somalida waa maya !
Markaa maxa imanaya ? maxaa la yehay , Somali mise wax kale . Dad waaweeyn baad tihiin e , ciyaalanimadu yaaney idin la siiban
The yusuf if Muse Bixi was Djiboutian , believe me I would have known that , maanta ka hor maan maqal .
AW rastaale , thank you , laakiin being hard doesn't equate spewing nonsensical fascist speech on the internet under anonymity . There's nothing hard about that
