Page 4 of 4
Re: LOL. Stand up comedy
Posted: Mon Mar 28, 2016 5:15 pm
by LeJusticier
Hyperactive wrote:LJ, shokaansi beel. wa7 walba shokaansi ma aha. weynu iska baqney aniga iyo my friend cigaal. we were called out for our gardaro. I wished to get away though. ma di'in. marka we hasd to back down.
Vivacious wrote:CigaalSHiiDaaDCFC (btw am not used to this nick, will call you Chelsea from now on

) Lj waxba ha u qorin. Caawa cilad baa jirta.
OK OK
Ciyaal wardhiiglayey.
Re: LOL. Stand up comedy
Posted: Mon Mar 28, 2016 5:16 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
swiss buu joogaa, malaha biyihii swiss ayuu so dhadhamiyay

Re: LOL. Stand up comedy
Posted: Mon Mar 28, 2016 5:17 pm
by Vivacious
Re: LOL. Stand up comedy
Posted: Mon Mar 28, 2016 5:23 pm
by waayeel101
lol viva, adeerkay aya xmar tegay early 80's malmihi ugu horeysay ayu maqlay nin leh hebeloow damerki aa iga kuday, anna wa ka daba kudaaye adna iga soo daba kud intu afka iyo madaxa qabsaday ayu isla malinti gaadhi so racay dibna uguma noqon. kulaha meesha dadki iyo dameerihi isku kudayan wallaanan joogayn. true story.
guys wa kaftan.
Re: LOL. Stand up comedy
Posted: Mon Mar 28, 2016 5:26 pm
by Vivacious

but do you know what that means
Re: LOL. Stand up comedy
Posted: Mon Mar 28, 2016 5:27 pm
by waayeel101
Hyperactive wrote:war waayee,l viv and essence, ko darsantay. we are not gona win any arguments. gardara marki horaba ika hadalsiisay.
viv and Essene, raali noqda. wayeel wa iska 3iyaal 3aseer iyo aniguna 3eyaal Nido iyo 3aseer ko qasan

ninyow anba waxan islaha ciyalka xafada wa ragga uune, inleyn dumarkuna way leyihin! essence iyo viva koley waxay ku jiran kuwa ugu waweyn lol
Re: LOL. Stand up comedy
Posted: Mon Mar 28, 2016 5:30 pm
by waayeel101
Vivacious wrote:
but do you know what that means
xaga reer kuradka wa arrin xasasi ah.
xaga reer hoosadkana wa macno kale.