Members with best written Somali skills.

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: Members with best written Somali skills.

Post by Inaayah »

Timiro- Macalimadayda cusub ba noqonaysa hada ka dib InshAllah haye dheh.

Yeah me and HooB waan iska kaftamayna lol

Kaliil- Adna ma ku dartay lol HooB waa walaalkay yar :lol:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Members with best written Somali skills.

Post by kaliil »

Inaayah waxaasi waa iska caadi caashaqu ceeb maaha.inaynu aduunkan imaano waxa u sabab ahaa dad is caashaqay.labadiina kee baa yar HB qiyaastii da'diisa waan garanayaa laakiin adiga mooyi.dumarka da'da ma weydiiyo.waxa la yidhi dumarku 26 ma dhaafaan
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Members with best written Somali skills.

Post by Timiro1999 »

Inaayah wrote:Timiro- Macalimadayda cusub ba noqonaysa hada ka dib InshAllah haye dheh.

Yeah me and HooB waan iska kaftamayna lol

Kaliil- Adna ma ku dartay lol HooB waa walaalkay yar :lol:

Soo dhawaw wallaashay yar wixii aad iiga baahatid waan kuu sheegi in sha Allah.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Members with best written Somali skills.

Post by Timiro1999 »

kaliil wrote:Inaayah waxaasi waa iska caadi caashaqu ceeb maaha.inaynu aduunkan imaano waxa u sabab ahaa dad is caashaqay.labadiina kee baa yar HB qiyaastii da'diisa waan garanayaa laakiin adiga mooyi.dumarka da'da ma weydiiyo.waxa la yidhi dumarku 26 ma dhaafaan
Inaayah gabadh yar, HB isaguba waa wiil yar malahayga.
User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: Members with best written Somali skills.

Post by Inaayah »

Kaliil iyo Timiro- Idinku maxaad leedihiin? :myman:
User avatar
AGENT447
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1685
Joined: Mon Mar 31, 2014 11:36 pm

Re: Members with best written Somali skills.

Post by AGENT447 »

Isma odhan cidbaa kaa af Somali fican, qoraal ahaan iyo ku hadalba, lakin cid somali isku waraysataba iska yar meshan.

Sicidow xaged ciyaal xaafadkii ku ilowday,? mise meesha ree dacar budhuq iyo ree qudhac dheer unbaa isku caleemo saaray. :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Members with best written Somali skills.

Post by Siciid85 »

AirBitaale wrote:Waryaa Siciid, tartankaanu ma reer Woqooyiga kaliyaa? :lol: :lol:
Saxib waa fiicantahay, laakinse qoraalka aad uma arag. Waa cusubtahay baa filayaa. Next time waa lagu xusi doonaye ee dadaalka halkaa kasii wad.
AirBitaale
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 813
Joined: Fri Jan 29, 2016 12:37 pm

Re: Members with best written Somali skills.

Post by AirBitaale »

Siciid85 wrote:
AirBitaale wrote:Waryaa Siciid, tartankaanu ma reer Woqooyiga kaliyaa? :lol: :lol:
Saxib waa fiicantahay, laakinse qoraalka aad uma arag. Waa cusubtahay baa filayaa. Next time waa lagu xusi doonaye ee dadaalka halkaa kasii wad.
Ma cusbi. Ayaantaanba waan joogay.
User avatar
CigaalSHiiDaaDCFC
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9428
Joined: Tue Apr 24, 2012 1:34 pm

Re: Members with best written Somali skills.

Post by CigaalSHiiDaaDCFC »

AGENT447 wrote:Isma odhan cidbaa kaa af Somali fican, qoraal ahaan iyo ku hadalba, lakin cid somali isku waraysataba iska yar meshan.

Sicidow xaged ciyaal xaafadkii ku ilowday,? mise meesha ree dacar budhuq iyo ree qudhac dheer unbaa isku caleemo saaray. :lol:
lol@ dacar budhuq :lol:

for me isnt about writing but the kind of words some memeber use afsoomaligi saxda ahaa :up: timiro, adiga laftaada markaad dadka ku tufaysid, iyo kii magac adkaa ee waslawis :dead:
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Members with best written Somali skills.

Post by HooBariiska »

Inyaaah hada waan quraacanaayaYe
Markaan dhameeyo laba eray oo muhiim ah ayaan ku odhan ee iisug
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Members with best written Somali skills.

Post by theyuusuf143 »

:lol: Boqor Waslaawi waxan Ku xasuustaa "Eeshiyaanad yaroo qadhmuun"
User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: Members with best written Somali skills.

Post by Inaayah »

theyuusuf143 wrote::lol: Boqor Waslaawi waxan Ku xasuustaa "Eeshiyaanad yaroo qadhmuun"
Iyo tekefonka la salaaxo :lol:
User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: Members with best written Somali skills.

Post by Inaayah »

HooBariiska wrote:Inyaaah hada waan quraacanaayaYe
Markaan dhameeyo laba eray oo muhiim ah ayaan ku odhan ee iisug

Maad i soo quracanaysa? :whoa:
User avatar
CigaalSHiiDaaDCFC
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9428
Joined: Tue Apr 24, 2012 1:34 pm

Re: Members with best written Somali skills.

Post by CigaalSHiiDaaDCFC »

theyuusuf143 wrote::lol: Boqor Waslaawi waxan Ku xasuustaa "Eeshiyaanad yaroo qadhmuun"
how about sheekadiisii " jaarkaygu waa MAREEXAAN" :pac:
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Members with best written Somali skills.

Post by HooBariiska »

Inaayah wrote:
HooBariiska wrote:Inyaaah hada waan quraacanaayaYe
Markaan dhameeyo laba eray oo muhiim ah ayaan ku odhan ee iisug

Maad i soo quracanaysa? :whoa:

dee walal maad i caashaqi ?
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”