i have been trying to remove the comment i wrote the other day which i 100% regret posting it and i truly apologies for insulting your Mom that is not who i am, i don't take Somalinet seriouslysahal80 wrote:ugaas, i love cayr honestly bc we share more in traditional culture like wilisaqo. I have great cayr friend. Take it easy this is just political debate no hard feelings. Two days ago i was with important sacad guy i think you have seen him on the tvs. I was just reacting to this The truth who keep targeting baledweyne. Peace!1moonlight wrote:he is mentally retartedWarsheekh wrote:Hahahahah sahal is desperate
wuxuu aamin san yahay inuu qabiilka ugu awooda badan ka dhashay kulahaa Ceyr ayaa hub ka dhigis ku sameenay, ciidan ayaa baladweeyne laga diraa oo waxaa loo diraa Galmudug![]()
wuxuu soo wadaa ineey beeshiisa ciidan u diri doonaan xadka Russia iyo Ukraine si nabada baladweeyne ka jirto loo gaarsiiyo xudaada Russia
i have nothing but respect for Xawaadle and i am not just saying this, most of my friends are Xawaadle, you can check all the posts i have made since I joined Somalinet i have always defended Xawaadle, laakiin waxaa iga xanaajiyay markaa dhahday Hiiraan waa HabarGidir graveyard,
dad qaraabadeeyda ah oo Beledweeyne lagu dilay ayaa jiro, Sacad badan ayaa ku noolaa Beledweeyne, waxaan xasuustaa awoowgeey oo Beledweeyne ganacsade taajiraa ka ahaa in si xun loodilay asagoo Cismaan Caato habaarayo oo dhahayo war muxuu dagaal iyo dhib noogu keenay in la dilay handiisana niman Xawaadle caan ahaa ee dhaceen,
marka sxb ciidan HabarGidir ah oo kula dagaalayo oo aad dishay ku faan hadaa rabto laakiin badanaa dadka Beledweeyne lagu dilay iyo qeeybo kaloo Hiiraan ka tirsan waxeey ahaayeen dad aan waxba galabsan oo Gobolka degenaa ama wadada ku safraayay marka dhimashadooda hadaad ku faaneeyso adigee ku quseesaa.