Page 4 of 7
Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
Posted: Mon May 23, 2016 2:33 pm
by xaliye123
Kuwo rer xirsigu soo kaxaysteen oo shaygoosh beeraha u qoda waan arkay lakin wax kale maana arag.
Innagu aqoon fiican umalihin laki dadkan si xun bay bahgeridu u gali jireen oo waliba adoonsi caadi ah bay ku haysteen, reer waliba wuxuu lahaa reer iyaga u gaar ah oo beraha iyo wixii ay u diraanba u qabta.
Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
Posted: Mon May 23, 2016 2:36 pm
by xaliye123
War Maalinguu umbay ka guuren e mayna Ogaden ka guurin.
Wayna shegeen markay guurayen oo waxay yidhadeen " waadna sharaften lakin wax aanu iskayo leenahay baanu rabnaa" bay yidhahdeen.
Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
Posted: Mon May 23, 2016 2:37 pm
by Geeljire252
MarsinQorahay wrote:Ma habar gdr baa dagan mustaxiil xawaadle baan ku ogaa ee?
yes waanu dagnaa . We live in between qalaafe and mustaxiil. The Habargidir sub clans that live there are mostly Cayr and Sacad. Although there could be some other Habargidir sub clans aswell.
Famous HG people from that area include abshir nuur faarax (abshir bacadle), cabdikariin xuseen Guled (current galmudug president), Axmed diiriye and khaliif Axmed ereg.
Habar gidir is also present in many other areas of deeganka.
Beeshu way badantahay alx

Hal meel kuma eko.
Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
Posted: Mon May 23, 2016 2:41 pm
by balwarama
agah dee dad foolxun tifbu naga yahay ma anaa ku idhi foolxumo ma lihin Yalaxow! Magacii Yalax saad u kharibteen baaban kayaabay Yuusuf Cabdi Yalax baan soo xusuusta markaan magacan maqlo
Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
Posted: Mon May 23, 2016 2:42 pm
by Geeljire252
somaliler wrote:SamaneAxmad wrote:Buuraha ethiopia ayaad ka timaadeen. Oromo af soomali baratay ayaad tihiin ee ninyahow sxb dhulkiina aada. Jareerweyne waa soo hubeyneynaa si ay idiin karbashaan sheqaal oo kale raaso.
First of all O.G and all the other Daarood clans lived in Bari, when Daarood became Laandheere the Clans went further to conquer new lands. Absame started with Jubaland, then Kenya then Ogaden region. Oromo owned all the lands Absame conquered. At that time you Jareers lived in Tanzania in harmony until Slavery brought you to us.
Orod oo soo hubee.
Shantii sano ee reerbaaraha ayaan idin dhahnaa. They import weapon from Somalia and then all of a sudden attack Bahgeri neighbours in Qalaafe. Its Cabdalle that always answer with extreme hit.
The O.Gs disarms them and gives them naxariis and right to still live there.
They never learn hadda 4 sano oo dambe soo fiirso.
People like to say these Jareer are victims but it is them who are aggressive sometime. They import weapons from Zoomalia and attack people in Qelafo.
If they continue they must be exiled in Zoomali dhulka dhan hanoo dhaafan waxa
Haye what are you going to do with the ones in Jubbada dhexe and Jubbada hoose?
Deport them to Tanzania

Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
Posted: Mon May 23, 2016 2:43 pm
by xaliye123
Ree Nimcaale niman layidhaado baa dagan mustaxiil xitaa waxay dagaan qabridahare oo waxay la dagaan BahXawaadlaha.
Gudoomiyii Degmada mustaxiil ee ilaa iyo lugbuur hayanba sow Sacad ma ahay Qooje.
Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
Posted: Mon May 23, 2016 2:46 pm
by Django
Why are you folks wasting time with this dameer?
Abgaal are well known for killing Somali bantus in Middle Shabelle.Jowhar predominantly a Somali bantu town yet this mankaal chewers were banning houses of Shidle farmers. This bus driver has been sending money home to occupy bantu fatms yet he has the audacity to talk about justice.ximaar foqal ximaar.
Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
Posted: Mon May 23, 2016 2:46 pm
by Geeljire252
xaliye123 wrote:Ree Nimcaale niman layidhaado baa dagan mustaxiil xitaa waxay dagaan qabridahare oo waxay la dagaan BahXawaadlaha.
Gudoomiyii Degmada mustaxiil ee ilaa iyo lugbuur hayanba sow Sacad ma ahay Qooje.
Laandheera reer nimcaale iga dheh.
Laakiin Sacad oo dhan baa wada dega.
Reer ayaanle way degan xitaa.

Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
Posted: Mon May 23, 2016 2:46 pm
by balwarama
walee qofkii dumar ahaa ee Soomaali iila quruxbadnaa een arko waxay ahayd gabadh yar oo na tidhi sheekhaash baan ahay oo meel beera oo Shaygoosh u dhow aan ku arkay anoo Jigjiga u socda ilaa eegga maskaxdayda way ku sawirantahay gabadhii yarayd
Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
Posted: Mon May 23, 2016 2:51 pm
by xaliye123
Aad bay u dumar qurxoonyihiin iyaga iyo udub la aslay.
Berigii hore naagta shekhashta lalama guursan jiri oo waxa la aaminsanaa inay reerka habari hadii naag kale laga daba keeno.
Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
Posted: Mon May 23, 2016 2:52 pm
by WaaSamane
balwarama wrote:walee qofkii dumar ahaa ee Soomaali iila quruxbadnaa een arko waxay ahayd gabadh yar oo na tidhi sheekhaash baan ahay oo meel beera oo Shaygoosh u dhow aan ku arkay anoo Jigjiga u socda ilaa eegga maskaxdayda way ku sawirantahay gabadhii yarayd
Gabadh sidaa u eg Sheekhaasta hawiyaha la dagta ka soo raadi.

Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
Posted: Mon May 23, 2016 2:53 pm
by balwarama
yaa garanaya barigay reer Baaruhu is hubeeyeen eey ku heeseen Bahgeri basal waaye Ogaadeen burcad waaye looooool
Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
Posted: Mon May 23, 2016 2:54 pm
by Bibaaye6828
MarsinQorahay wrote:Ma habar gdr baa dagan mustaxiil xawaadle baan ku ogaa ee?
Haa lol waa deganyahiin sibo sacad. Dagaalka intu socday hiiraan ee isaga laabten xawaadlihi joogay. Hg aa imaaden ayaanti Usc mar ee ku shiren sidi ee ku barteen hg mustaxiil . Mid sacad aa ba ka ahaay gudoomiiye degmada 16 sano lol walaga qaaday mar hore lakiin.
Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
Posted: Mon May 23, 2016 2:56 pm
by WaaSamane
balwarama wrote:yaa garanaya barigay reer Baaruhu is hubeeyeen eey ku heeseen Bahgeri basal waaye Ogaadeen burcad waaye looooool
Baare Birr Waaye Bahgeri Basal Waaye dheh. Maxaa ka raacay? Arr neefkaadii aan ahaye idaa xunbaax
Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
Posted: Mon May 23, 2016 2:57 pm
by xaliye123
balwarama wrote:yaa garanaya barigay reer Baaruhu is hubeeyeen eey ku heeseen Bahgeri basal waaye Ogaadeen burcad waaye looooool
Waa midii an idin waydiiyay markii dhaway.