Page 4 of 5
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 8:20 am
by balwarama
xageedse rabtaan inaad sii joogtaan ma sida Sheekhaashtaad meel so sahansateen
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 8:20 am
by MarsinQorahay
balwarama wrote:ma yeedhaan Maxaadroobaa tahay aniyo adigu dad murmi karaba ma nihin. Ilyaas Maxamuud Doolaal iyo Nadiir malaha fataatiir bay ahaayeen markeedaadse ka Jawaabi doontaan! Axmed Madoobe ma ayeydaa baa dhashay muuna nin reer Warfaa ah oo reer Xirsi Cilmi ah ahayn
aar baal fiiriya kani, doqonyahow axmed madoobe ma 20 sano kahor ayu soobaxay mise waqtiyadii ICU? isaga laftirkiisa ayaa nin liita ah oo siyasad xumo nala soo imaaday.
ilyaas dolaal iyo nadiir waligaay iyo alahay ma aanan maqal.
waa runta anigu nin nedel ah lama murmi karo, warfaa waa dad badan lakiin lack of quality. adigu teeda kale warfaa langaab langaab dhalay baad ka tahay, laangaabkana ugu cabaad badan sida la sheego.
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 8:22 am
by MarsinQorahay
balwarama wrote:xageedse rabtaan inaad sii joogtaan ma sida Sheekhaashtaad meel so sahansateen
Ina labagoole ayaa idinku filan, ''xageedse joogaysaan'' kulaha.
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 8:26 am
by balwarama
Maxaad roob iyo Boqor ma murmi karaan! Cabdi Ilay ka hor waligii nin maxaad roobi Qabridahare inuu iska soo sharaxo xitaa maku riyooday inuu kasoo baxo iskaba daayee
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 8:30 am
by MarsinQorahay
balwarama wrote:Maxaad roob iyo Boqor ma murmi karaan! Cabdi Ilay ka hor waligii nin maxaad roobi Qabridahare inuu iska soo sharaxo xitaa maku riyooday inuu kasoo baxo iskaba daayee
hooyada dhexdeeda ayey ku ryion jireen.

Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 8:37 am
by balwarama
ina Iley dibjir Dhagaxbuur xeryaha Xabashida ku nool buu ahaa. wuxuu usameeyey Amxaarada anigu war uma hayo laakiin iyagaa watay oo soo sharaxay soona saaray lkn wax waliba asalkiisii buu ku noqon Labogo'ole iyo caruurtiisuna gaajadoodii un bay ku noqon. Xagayse joogi weeye su'aashu Qoraxay way uga dhamaatee?
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 8:42 am
by balwarama
aniga Taariikhduna way itaqaan Soomaalina way itaqaanaa Qoraxay iyo Qabridaharana waa layga yaqaan waxaan ka ahay adiguse Ogaadeen oo dhan baad Laangaab Laangaab dhalay ka tahay
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 8:49 am
by MarsinQorahay
balwarama wrote:ina Iley dibjir Dhagaxbuur xeryaha Xabashida ku nool buu ahaa. wuxuu usameeyey Amxaarada anigu war uma hayo laakiin iyagaa watay oo soo sharaxay soona saaray lkn wax waliba asalkiisii buu ku noqon Labogo'ole iyo caruurtiisuna gaajadoodii un bay ku noqon. Xagayse joogi weeye su'aashu Qoraxay way uga dhamaatee?
Intaad social mediyaha ka cabadaysid maad ayar tigidh intaan goosatid u tagtid ina iley oo aad ku dhahdid waxaad meelahan ka buunbuuninaysid?
reer warfaaga xagaa jooga wallahi oo billahi aniga arkay ee, odayashooda siday kolba isaga ugu ordayan oo u tuugsanayaan, meelo aan sahlanayn in ragga laga dhunkado ayey ka dhunkanayaan. naxdin anigii.
BAA'BA baadtihiin.
reer cali yuusufta ONLF ah ayaan u tagin, siraad dolaal kuxigeenkiisa iska ooyi jiray na waad xasuusataa.
war aniga ima dhihi kartid ogaden baad u langaabsantahay, nin reer cabdille ah baan ahay waridkaa wass ee.
nin reer xirsi ah matihid, nin reer dalal ah matihid, nin reer boon boon dhalay ah na matihid, waxaad tahay qolo yar oo meel ku qarsan oo aan waligay iyo alahay maqlin baatahay, reer cali yusuf baan sheegta adiguse waxaad sheegata reer warfaa, war ama reer dalal oo kale baala sheegta ama reer xirsi. reer warfaa ayaad la taagantahay.
war wuxuu waa bila edeb, haa ceebeyn reer warfaa waryahe.
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 8:59 am
by balwarama
ma taqanaa caliyuusuf waxay u dhigmaan Khalaf Yuusuf waa UgaasXirsi oo dhan oo lagu daray reer Amaadin Ugaasnuur iyo UgaasGuuleed iyo qaar kaloo badan oon aqoonin aniga xagayga Ajiba kama qorid you are the true definition of Laangaab bloody Maxaadroob. Ask Xplayer about me he will tell you who im biatch!!!
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 9:05 am
by balwarama
anigu dee reer ugaasnimadayda ayaan ku xukumaa Qabridahare! ask the people howmany reer Ugaas Mps were elected from Qabridahare since the establishment of the kilil. There was no election where a reer Ugaas Mp was not elected while there was no Maxadroob Mp before the Dibjir!
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 9:21 am
by balwarama
war notAjigii miyuu cararay. Waa gun iyo caadkeed inay afka dooro kasii dayso!
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 11:16 am
by hangool79
guhad122 wrote:The other day I ran into a well-educated Suju from NFD. I asked him why so many NFD Ogaden politicians support the secession of Somaliland from Somalia. He then went into a long discussion about the five Somali states and how the colonials separated them. He said that many OG intellectuals want to see Somaliland separate because it will reignite the reunification of the five Somalis. In their arguments according to this fellow, if ever the greater Somalia dream comes to realization, two of the four missing pieces will be majority Ogaden and of course, within the South the OGs will have strong presence. In other words, out of five States of Somalia, OGs will have two and half!
Do you think Somaliland separating will reignite the greater Somali reunification?

How can you say ogaaden will have this and that while speaking of unity, unification, wadanimo in the same phrase?, I give up.
The entire dooro clan has become non-nasab and controls shit within Somalia and outside, and here you're talking about the dumbest clan in the family being of influence.
The statement is most illogical rubbish rational I have ever seen, no wonder doqonkii ogaaden is a widely known expression.
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 11:26 am
by MayDay777
balwarama wrote:ma taqanaa caliyuusuf waxay u dhigmaan Khalaf Yuusuf waa UgaasXirsi oo dhan oo lagu daray reer Amaadin Ugaasnuur iyo UgaasGuuleed iyo qaar kaloo badan oon aqoonin aniga xagayga Ajiba kama qorid you are the true definition of Laangaab bloody Maxaadroob. Ask Xplayer about me he will tell you who im biatch!!!
meesha ceeb baa kadhacde
Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 11:27 am
by MayDay777
Marsin why not insult him personally instead of insulting all of Warfaa??

Re: New NFD and Ogadenia Perspective!
Posted: Mon May 30, 2016 11:46 am
by WaaSamane
Ceeb waryaada.
Shisheeye dhaxdooda ayaad isku haysataan damn