Khalid Ali wrote:qofka faisal cali waraabe garxajisnumu ku tageeraya ba walaan ma faisal ba garxajisnimo iyo waxaas ba yaqaan, dunida ciiro bu ugu necebyahay, who remembers bergi xisbiga ucid ciiro iyo faisal isku qabteen wuxu faisal sameyey. waaki laha talaahi reer hargeysa burco la inagaga so duulay insinuating ciiro and the HY did an invasion on hargeysa to take his little party away from him. But the vast majority of HY don't take faisal to serious only timiro uun ba jecel lool.
Sawkii lahaa, waaxay garxajis weligayba ma maqale, during the theater incident . Mida kale sawkii isaga iyo suldaan ku sheegooduba Ciiro u qabyaaladeeyey. Naagtan isxaaq ba faysal is daba wadee h.y duligaas madaxa barabaraa ku leh ee carabka leh waxba uma taqaan, ninkan qof waalan uun ayaa raacsan.