CigaalSHiiDaaDCFC wrote:Why would I kid something like this? Learn ur deen Niyaw. Surwaalku xaraan Ma aha, Hadii ay guriga ku joogto amba ay ku xidhato meel Dumar uun ay joogaan amba ay wax kale ka dul xidhan tahay. And NO 21 century doesn't change the fact that woman should cover themselves from head to toe except face and hands.Futurist wrote:I honestly cant believe inay jiraan dad aaminsan in surwaal xaraan yahay. Cigaal sxb are u serious or just messing?CigaalSHiiDaaDCFC wrote:jano gashadan yare estranged xalkee naga salaantay? Adeer bal welcome to snt! Are you new to the xaafada mise shalmadii uun baad soo badashay?
All i can think now is singing '' ikhwaan muslimiin arooskooda....''
Would u ever talk with a woman who wore one?