nabad hadee idin deeqdo maxaad u tahriibeysaan ? dhimasho, gumaysi iyo dhib maxee dhalinyarodiin u marayaan, runta hala isku sheego.KingWaslawi wrote: Fri Feb 10, 2017 4:20 pm yaa kaa dulqaad badnaa, GiJamaac25 sano ayaad qarax, iyo dagaal u dul qaadanaysay, ma ictiraaf yar baanaan u dul qaadayn karayn, nabad iyo nolol ba waanu haysanaa alhamdulillah.

aniga somali dhamaan waan jeclahay waxa dantiina ku jira unity but it will not be by force this time, it will be by choice.