kaliil wrote: Mon Dec 25, 2017 12:01 pm
skywalker25 wrote: Sat Dec 23, 2017 12:56 pm
kaliil wrote: Sat Dec 23, 2017 7:28 am
Waar horta maxaad nacaska Ben dover kala doodaa?isagu waa nacas cuqdad hayso oo wixiisu waa hy ku xumee uun.hadaad muuse cid kala doodayso habar awal somalinet way buuxaane iyaga kala dood iyagaa macquula.berigii siilaanyo mucaaridka ahaan jiray ayaanu Ben dover,Liqaaye,sanbaloolshe iyo qaar kale oo hj ah halkan kala doodi jirnay oo waxay noogu hanjabi jireen markuu siilaanyo dalka qabsada hy waanu xasuuqaynaa lol markii siilaanyo la doortayna siilaanyo waa la waayay oo dumar iyo rag la dooran baa dalka maamulayay.
Hj badankoodu muuse way necebyihiin oo siilaanyo isagaa xanuunada ku riday siduu u dhibayay ayay yidhaahdaan laakiin nacaybka iyo baqdinta hy ka qabaan ayay muuse ku taageeraan.
Sxb,
HY supported Riyale - a faqash, over Silanyo - SNM chairman, and even over your own Garxajis Faisal. Just to keep HJ out of power.
Compare that to HJ's current situation. Support a former SNM commander, over a former faqash who's HY. It's a bloody win win.
Skywalker sxb horta riyaale doorashadii 2003 hy,ha iyo hj qayb ka mid ah way taageeray.muuse abokor badankooda iyo saleebaan gaal udub ayay ahaayeen.idinka wixiinu faqash nacayb maaha e waa isir nacayb.axmed mire iyo riyaale hadii tartamayaan riyaale ayaad taageeraysaan markaa sheeko caruureeda inaga daa.
hadaad snm jeceshihiin ma noo sheegi kartaa sababta dawlada tuur oo wada snm ahayd oo hj ugu wasiiro badnayd wasiiradiini Intay iscasileen ku mucaaradeen halkii dalka la dhisi lahaayeen cigaal oo faqash ahaa oo 1993 dalka yimina waad taageerteen?maxamed kaahinka muuse hoos fadhiyaa dawladii tuurba wasiirka gaashaandhiga ayuu waanu iscasilay.saleebaan gaalka sawirkiisu kuu saaranyahay ayaa xiitaa faqash ahaa oo 1990 siyaad barre kasoo baxsaday laakiin waxaad sawirkiisa u sidataa hy ayuu necebyahay.hj intii wadani kaga jirtay badankooda waa lagu qasbay inay iscasilaan kuwa kalena waa la caayi jiray hantidana waa laga burburin jiray.waxa fiican inaynu runta isu sheegno oo xaqiiqada ka hadalno.
To answer your questions..
1, If we are being honest, 100% HY supported Riyaale just to keep Silanyo/Hj away from the seat, even though one the candidates was Garxajis. Maybe a few sections of HJ supported Riyaale but 90% of them supported Silanyo. Many of the HY on this very forum supported Riyaale not a single HJ supported him.
2, The reason Tuur was opposed was his weak position towards a union under a Hawiye leadership. Looking back now, it was the right decision. Even he realised this which is why he returned to Somaliland. If the problem was Tuur we wouldn't have fought under his leadership as commander of the SNM.