Haku maqlaan sheeka xumadaada nimankii carbeed ee iidoor sida Ramsey,Xlpaya iyo Bendovertheyuusuf143 wrote: Sat Mar 03, 2018 1:16 am
Durriyadu cirka kamay Soo dhicin. Anigoo Laandheere gussska taagtay oo Dir irir Samaale ah oo geeska Africa jooga maxaa banii haashim iyo baddaa I geliyey.

Duriyada bugaagta cadaynaya ineey Banu Hashim yihiin waxaa laga heli karaa meel walba.
DNA-giina iyo midka Carabta uunba isyara qaban la' mooyaane,abtirsiintiina carbeed way gadmi lahayd .DNA-guna malaha looma dhanna oo Afarta iska qaaday waa iidoor sheegad ah .
