You're severely underestimating the power and influence of Jidwaaq .Nimankaa waa kacdoonkii Dulmidiid ee isbadalka keenay .Barbarta Jidwaaq cid aan ahayn Jijiga waxba kama aha .Ogadenkuna waa laandhere magaalada xoog u daga ..iyagana noogu baahi badan oo meesha waanu la waardiyeeynaa .waa xaruntii Absame Kumade .Jaarsada aad sheegina qayb dhan baa ah Absame .haday runta tagto ninka raga wuu dhalasho raacaa! .theyuusuf143 wrote: Thu Mar 21, 2019 12:10 pm Anigu hargeisa waan usoo shaqo tagaa ee kumaaan habsan, adigu Laakiin jidwaaqi baad qiirqiir gelisay. Cida jigjiga kugu kacsan anaka maaha ee waa jidwaaq . Gobolka faafan Laakiin xaga sokena anaka iyo Gadabuursi baa leh , xaga shishena , karinle. Dhexdana Akishe iyo jaarzo oo oromaduna noo dheertahay weliba. O baad noogu jirtaan niyaw . Mana xaari kartid mana dhuusi kartid hadaan jiq kaaga dhigo.

https://ebooks.adelaide.edu.au/b/burton ... pter7.html
1850kii ayaa garaad wiilwaal afraan qaallo ka xoraystay Jijiga iyo nawaaxigeeda .Ogaden baana u suurto galiyay in Colkii Gaal gurey la jabayio .Ogaden galduur ,webi iyo Garlagubay kasoo kicitamay iyo Jidwaaq uu wiilwaal hoogaaminayo ayaa Galla ka caydhiyay agagaarka Jijiga .waakan wiilwaal oo maanso ka tiriyay guushaa .
Gaaladii ka gees iyo ka gees, reebi nagu goysay
Gurey maalintaan dilay colkii, inuu go’aan sheegtay
Geeraarshe-dheer iyo sagaal, waran galaan sheegtay
Gacaniyo in geed laga hadliyo, gobonimaan sheegtay
Garbidaan ku tiirsaday rag inuu, garab maraan sheegay
Ogaadeen Galduur iyo markuu, webi kasoo gaasay
Meeshiyo Garlawgubay markuu, galowgu eedaamay
Guntadaye markaan khayligii, labada naas geeyay
Een wayrax nadigii gashay ees, gucumo aar yeeshay
Golyoy maalintaan idhi darkii, inay gashaan sheegtay
Maantana,xaarka la dhoodhoobay ee oromka ah iyo iidoorka haybta qalaad midkoodna u joojin mayno .laf baan ku wasaynaa gunta is biirsatay .