Why you so fixated on Kismaayo eeboow, what about Hargaysa, Bosaso, Gaalkacyo, Beledweyne, Jowhar, Baidoa etc Kismaayo markaa barbar dhigaysid magaalo madaxa Somalia, adigoo magaalo kale soo hadal qaadin ma waxaa moday Mareexaan ku qabso ku qadi meysid inee shaqeyn doonto ?AbdiWahab252 wrote: Fri Mar 20, 2020 5:02 pmDr YalaxowDR-YALAXOOW wrote: Fri Mar 20, 2020 4:41 pm Mustaqbalka haddii Xamar loo sameeyey maamul goboöeed xubnaha local mogadishu.parlment Mp's sidee ayaa loo qaybin doonaa? Every qabiiil in Somalia wuxuu dhihi doonaa waa inaan qayb ka helnaa?? Tusaale hadda 16ka degmood Mogadishu gudoomiyayaasha xitaaa Majeerteen waxaa la siiyey xaafadadaha xamar ugu qadiimsan ee degmada Cabdicasiis waxaa Gudoomiye u ah Majeerteen....waa intresssting sida loo qaybsan doono xildhibaanada Xamar .mustaqbalka.
40% Mudulood, 30% HG, 5% Murusade, 5% Hawadle, 10%Gibilcad, 10% Jareerweyne.
Gudomiye Mudulood, Gudomiye Ku-xigen HG.
Hadu Kismayo laga dhigey Magaalo Darood, xa noo diidey inan Xamar noo noqodo beeled Hawiye

Mareexaan xaqee ku leeyahiin wee ka weyntahay representation, waxaa inaga maqan hanti badan oo moryaanta wili inoo soo celin, xaran ku naax ayaa wada tihiin.