Muse biixi should consider to resign

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by kaliil »

Waraysiga boqorka oo dhamaystiran

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by Khalid Ali »

Kalil oo Boqor buur madow naf mooday ma xasusata buur madow wuxu doorashadu 2017 laha
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by theyuusuf143 »

Khalid Ali wrote: Sun Nov 06, 2022 7:40 am Kalil oo Boqor buur madow naf mooday ma xasusata buur madow wuxu doorashadu 2017 laha
Si fiican buu u xasuusta ee karbaashka habarjeclo ee way is ilawsiyaan. Mayd garaaca laangaab Ka kadibna noosoo baasa . Siday kubada haloogu ciyaaro hooyadood wasooyin. Reer Kaas oo aynu meel Ku tiirino mooyee taayir rogi mayno. Waa cadawga 1aad ee dalka.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by kaliil »

[quote=theyuusuf143
Reer Kaas oo aynu meel Ku tiirino mooyee taayir rogi mayno. Waa cadawga 1aad ee dalka.
[/quote]

Waxa cadowga 1aad e Dalka ah kuwa xumaanta iyo reer nacaybka isku xulafaysanaya e intay reer kursiga ka ilaaliya is leeyihiin meesha duminaya. 13ka November meeshu way dumaysaaye reer waliba xiniinyihiisa meesha haku joogo. Reero waxba ahaan jirin ayaaba Somaliland xiniinyo ku yeeshay oo ku Kibray. Somalida kale way yaabaan oo waxay yidhaahdaan yaryarka isaaqa e is xulafaysta e idinka baqda e idin neceb maxaad ku samayseen berigii hore. Habar jeclo badan oo wax fahmay oo mucaaridka taageersani way jiraan laakiin qaar sida yuusuf weli cuqdad qaba oo kooxda muuse biixi maskaxda ka gumaysataana way jiraan. Cidii dhimasho diyaar u ah e muuse Soo raacaysa waanu Soo dhowaynaynaa.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by Timiro1999 »

theyuusuf143 wrote: Sun Nov 06, 2022 6:28 am 13 Ku ma arooskii hooyadaba bisad yahay. Yaan halkan lagugu arki adoo barooranaya 13 kaad sheegaysid.
Waxa oromada iyo inangumeedka ah waa la yaqaana anagu waxaanu nahay lafta geela badha ma aabahagii jajaban ta ahaa ayad macawistiisa ku dhuuman Somali baad sheegtee aduunka oo dhan baa na yaqaana aabaha iyo laangaabkad tahayba wase
Nacdal baad tahay idaacada GARXAJIS ka maqlay
“Cadaankanu wada loolana madaw ciseyn maayo”
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by theyuusuf143 »

Timiro1999 wrote: Sun Nov 06, 2022 10:18 am

Car bal waataase far dhaqaajiya 13ka waade ogtihiin in boolisku cadaabaha idin jiidhsiinayo. Hal qof xitaa buulkiisa kama soo bixi Karo khuuraad gelaysaan maalintaa walaahi . Xitaa adaa dhuuman doona. Isaaqnimadanu idinku asturayne somalida idinka isbaray inaad inferior class tihiin . Ku qariyey qariyey gun cad . Naag laangaaba oo ciilan inad tahay waxa lagu garanaya sagaashankaba waxad usoo gashaa inad reer kaaga ciilan aad difaacdo. Halkay dumar Ka beelaha caadiga ah kasoo jeedaa hoppies kale leeyihiin . Habar yuusa, garxajis Kan ay idin kaga dhegtayna waa fake, gebigiisaba waxa loo samaystay ciil sacad muuse. Sidii ina cigaalba intu idin wasay aad hadana dib u doorateen buu muusena intu wuxu doono idinku sameeyo aad dib u dooran doontaan weliba. Abti baanu u nahay iyo sheeko habar yaro baad bilaabi doontan marku idin edbiyo. Viva madaxwaynaha qaranka , viva isaaqa xalaasha ah, down buluushta .
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by Khalid Ali »

kaliil wrote: Sun Nov 06, 2022 8:26 am [quote=theyuusuf143
Reer Kaas oo aynu meel Ku tiirino mooyee taayir rogi mayno. Waa cadawga 1aad ee dalka.
Waxa cadowga 1aad e Dalka ah kuwa xumaanta iyo reer nacaybka isku xulafaysanaya e intay reer kursiga ka ilaaliya is leeyihiin meesha duminaya. 13ka November meeshu way dumaysaaye reer waliba xiniinyihiisa meesha haku joogo. Reero waxba ahaan jirin ayaaba Somaliland xiniinyo ku yeeshay oo ku Kibray. Somalida kale way yaabaan oo waxay yidhaahdaan yaryarka isaaqa e is xulafaysta e idinka baqda e idin neceb maxaad ku samayseen berigii hore. Habar jeclo badan oo wax fahmay oo mucaaridka taageersani way jiraan laakiin qaar sida yuusuf weli cuqdad qaba oo kooxda muuse biixi maskaxda ka gumaysataana way jiraan. Cidii dhimasho diyaar u ah e muuse Soo raacaysa waanu Soo dhowaynaynaa.
[/quote]

Xulafaysigu wa caadi Adiguna sawdigi gadabuursi xulufaysiga la aha. Xulafaysiga sacad muse iyo habarjeclo maxa xaraan ka dhigay marka. Siilaanyo bixiiba wa ka badiyeen xirsina ha ka sugin cod guudoomiyaha kulmiye ku xiga ina biixi wa ina xaashi ama ina kahin ta ku biyo cab. Hadanu good mood ku jirno ina mooge dhiibayna oo reer hargeisa.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by theyuusuf143 »

Jeegaantii baanu soo celinayna gacantii 3aad weliba , hooyadiini buluushta ahayd wasee. Waanu ogaanayba inaydan doonayn Dal aad xukuntaan ee aad Ku taamaysan inad dalka dumisaan. Waxyaabaha cadaynaya in reer kaas habaryonis caleentoodu cadaatay waxa kamida. Teenage koodu xitaa waa quus oo wuxu aaminsan yahay in somaliland lagu kala dareerayo. Kooda lacag haysta dalka ma maal gashago. Hal xabo kuma laha waxaa fooq hargeisa Ka taagan. Illeen ragbaaba hub iyo aduun ay Ku dagaalaman meel dhigtee iga walaanay boosh meel u oolin.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by kaliil »

theyuusuf143 wrote: Sun Nov 06, 2022 3:59 pm Jeegaantii baanu soo celinayna gacantii 3aad weliba , hooyadiini buluushta ahayd wasee. Waanu ogaanayba inaydan doonayn Dal aad xukuntaan ee aad Ku taamaysan inad dalka dumisaan. Waxyaabaha cadaynaya in reer kaas habaryonis caleentoodu cadaatay waxa kamida. Teenage koodu xitaa waa quus oo wuxu aaminsan yahay in somaliland lagu kala dareerayo. Kooda lacag haysta dalka ma maal gashago. Hal xabo kuma laha waxaa fooq hargeisa Ka taagan. Illeen ragbaaba hub iyo aduun ay Ku dagaalaman meel dhigtee iga walaanay boosh meel u oolin.
Dagaalkii hore waakii walaalkaa ku dhintaye IMIKANA mid kale ma sadqaynaysaan?Hadaad jeegaan wax tarayso maxaad wadanka u iman weyday AAD muuse difaacdide? Anigu Hadda Hargeysaan joogaa oo waxan sugayaa 13ka november
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Sun Nov 06, 2022 5:09 pm

Adeer anigu muuse difaaci maayee dalkaan kaa difaacaya , dalkuna dawlad adag buu leeyahay oo ummada kaloo dhan taageersan tahay , 100% waxan hubaa inaydan far dhaqaajin karin oo aad sheeko abti bilaabi doontan marku madaxwaynuhu sharciga Ku adkaysto. Hargeisan joogaa Ku lahaa maxaad la joogtaa cidlad afka kala haysaaye duq ay Ka dhamaatay oo bac kiniina wataad tahee . Dawladu markay license to kill na siiso gaashaamo Ka sokayn maysid , xagaana ogaaden Kaanu taar u dirayna haydin wasaane. Ilaahay iyo ummadiisuba way ogtahay in somaliland habaryonis waxba Ka qaadi karin intay HJ iyo Sacad muuse nool yihiin. Adhi damaan baad Ka tihiin somaliland . 13 November halkan baan kaasoo wacaya anoo coffee cabaya noo waran maalinta Oromyaw.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by kaliil »

[quote=theyuusuf143

Adeer anigu muuse difaaci maayee dalkaan kaa difaacaya , dalkuna dawlad adag buu leeyahay oo ummada kaloo dhan taageersan tahay , 100% waxan hubaa inaydan far dhaqaajin karin oo aad sheeko abti bilaabi doontan marku madaxwaynuhu sharciga Ku adkaysto. Hargeisan joogaa Ku lahaa maxaad la joogtaa cidlad afka kala haysaaye duq ay Ka dhamaatay oo bac kiniina wataad tahee . Dawladu markay license to kill na siiso gaashaamo Ka sokayn maysid , xagaana ogaaden Kaanu taar u dirayna haydin wasaane. Ilaahay iyo ummadiisuba way ogtahay in somaliland habaryonis waxba Ka qaadi karin intay HJ iyo Sacad muuse nool yihiin. Adhi damaan baad Ka tihiin somaliland . 13 November halkan baan kaasoo wacaya anoo coffee cabaya noo waran maalinta Oromyaw.
[/quote]

Dal ma difaacdide waxad difaacdaa muuse iyo Inta la fikirka ah adigoo is leh garxajis ku xumee. Khalid Ali iyo Inta kale muuse isku reerka yihiin lama yaabo hadii muuse difaacaan oo dantooda ayay ilaashanayaan iyo tuumbada 30ka sano jaqayeen. Anaga iyo Habar awal Kursi baanu isku haysanaa laakiin waxan la yaabaa adoomaha adiga oo kale ah e cuqdad darteed Niman rag kale is hayaan dabada u leefaya. Adiga iyo dadkiinuba haraad iyo gaajo ayaad balidhiig ugu bakhtidaan Inta yare hargeysa Soo gashayna masaajidada ayay ka dawarsadaan oo marka salaada Laga baxo ayay dadka baryaan oo walaalayaal wax iigu Rida yidhaahdaan. Adiga Somaliland waxba lagaa weydiin maayee dadka Kaa masuul ka ah e adoonka u tahay ayaanu wada hadlaynaa.
Somaliland waxay ku dhisantahay dulqaadka iyo cududa garxajis. Hadaanu veto qaadano walaahay inaanay maalin sii jirayn Somaliland. 2 mid uun bay noqonaysaa sanadkan,ama doorasho heshiis lagu yahay ayaa la qaban ama dagaal baa dhacaya oo halkaasay Somaliland ku burburaysaa. Haday doorasho noqoto iyo haday dagaal noqotaba WAA inoo faaido. Haday doorasho noqoto WAA noo faaido oo Cirro ayaa kursiga banaanka ka helaya,haday dagaal noqotana maqaaxida 30ka sano kooxda yar u shidnayd ayaanu Soo afjaraynaa oo awood baanu meesha kula wareegaynaa. 6 maalmood baa inoo hadhay.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by theyuusuf143 »

Masaajidka galoo waxad tidhaahdaa ilaahaw habarjeclo naga qabo, fulayahaw sacad muuse maba wada degtaan ee xagaad Ku aragtay. Aduunka xagaa lagu arkay dad maalin walba u hanjabaya dad aanay dameerahoodu is gaadhin . Waxaagu waa aabaw Ka yar iga qaboo Ka wayn igu sii daa. Inta yar ee ay naga dulqaad badan yihiin baa idin hoday,. Yaguna waa kuwaa dhirbaaxo aydaan Ka filayn idinku dhuftay. Sida kubada baanu isu kaa dhiidhiibayna gebigaagaba ilaa aad Ka miyirsanayso.

Wax kale ska dhaafe xitaa cirrahaa aad Ku tacab beesheen haduu yimaado ilaahaw I cadaab maskaxda xirsi gaab buu Ku shaqaynaya. Oo waabay iska muuqata inuu gebigiinaba game idinku kor ciyaarayo . Haday cidi is hayso anaga iyo sacad muuse 5ta danbe isku hayna , weliba waxa Kasii horeeya dhulbahante iyo gadabursi. Minority Pro max baad somaliland Ka tahay adigu. Waa lagaa tuuray meesha.

15 sanaad dagaal halkan kaga goodinasay intad libaax shaashada saaran tahay bisad yahay. Cida Ku hor taagan ee aad Ka baqaysa waa anaga ee weligiin wadanka umaydan tudhin. Tamar baa kuu run sheegtay. Car bal waakase waadiga leh hargeisan xasarad u tegee ri,i gees Ka rid. Dhuftaan baad tahay brother qalbiga dabaa kaaga shidan holcay laakiin Karti iyo wadne toona malihid. Aan Ku xasuusiyo mar labaad somaliland waxba Ka qaadi maysid intaanu nool nahay , ilaahay Bari oo waxad tidhaahdaa ilaahaw HJ naga qabo. Waxba haku meeralaasan galbeeed
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by kaliil »

Dunidan waxa ka jira 2 quwadood oo kala ah Ruush iyo gaashaanbuurta NATO. Ruushku WAA laandheere keligii banaanka taagan,gaashaanbuurta NATO WAA laangaabyo is urursaday oo RUushka ka baqaya. Anagu waxaanu nahay laandheeraha sida Ruushka keligii banaankaa taagan e cidii ka xanaajisa dhirbaaxo indhaha kagasoo ridaya. Idinkuna waxad tihiin laangaabyada sida NATO is urursaday e is xulafaystay SI libaaxa banaanka jooga e ka baqanaysaan isaga difaacdaan
.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Muse biixi should consider to resign

Post by kaliil »

Sidan ayaa muuse biixi loo qabanayaa 13ka November

Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”