Re: Original dervish come in
Posted: Sat Feb 04, 2023 2:59 pm
Cashkaa la qabtay Ben dovaraw waxba kama jiraan , waayo cash cidi ma isticmaasho. Lacag ta puntland waa giimbaar , 1 million shilling Ka keeryoonbaa lagu kaxeeya kkkkkk.
Odd way iska ciyaaraysa , ciidamada qaranka markad diido markaa maxaaba inaga dhexeeya. Ciidamadu adeer problem maaha ee idinkaan rabin inaynu kala baxno iyo inaynu wada joogno midna. Ciidamada qaranku keliya waxay baxayaan marka dastuurka laydinka saaro. Ee Aynu Ku heshiino qaabkaynu u kala baxayno iyo xuduudaha sidaynu u kala goosan lahayn. Inta Ka horaysa halkooday joogayan waadna Ka nabad gelaysan hadaad nabad gelisaan. Hadaad doontaan ku shaqaystoo majeerteen iyo waxad doontanba kula dagaalama. Ciidamada qaranku waa lama taabtaan. Wixii kaloo dhan deegaan Ku ha qaataan, I don't like either laascaanood to have isaaq governor, or police commissioner. Those posts belong to the local peaple.