DD oo darood u su baxay , oo kaba si daran yidhi---> " it is the honest to GOD thruth....."

Nin qabiyaalad da' weyn ku barta baa ugu daran , laakiin if being tribalistic will make you ackowledge God { for once } waa good .
Okay I have a question for mainly Intellex or Jazminda { the 2 most outspoken Mjs}Waxan idiin weydiyay, maxaad had iyo jeer u tidhahdan , Boqortooyadi Mj....
For example , Queen Elizabeth waxay ka dhalayatay Boqortooyada ingiriiska oo xukumi jirtay dad aad u faro badan , oo hindi , carab , kikuyu iyoo idoor ba ku jireen . Marka , boqortooya calami ah bey yihin, oo addunka laga yaqaan.
Idinku see boqorka Mj-gu dee Mj kale ayuunbu Boqor u yahay, maxaad inoo so hor marmarisaan horta , ma naqaano dee
