Waryaa Qudhac

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

Laughing Laughing Laughing @qudhac
Adiga qudhaadan ku haysta oo faro waawayn ba ka yaala , hadaanad maantana suldan ahayn waan kugu soo hadal celin laha.
Cala kuli xaal anigu hadhuukeygi dhabarka saartay , tuurtaa soo jeedka ayaan fadhisanaya ee bal ku khaasaray aniguyee ciddi wax ku heeshanu eegna Laughing
User avatar
Gogarad
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3450
Joined: Thu May 03, 2001 7:00 pm
Location: SSM 4 Life!!

Post by Gogarad »

Ina Baxar,

Inadeer, Waxad socotiidba ileyla manta ayaa baxaar isku gashaay..lol

Akhyarta wad salamantihiin!
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Post by qudhac-m »

Googo
love inaadeer and salaan

Ina Baxar

Horaan kuu idhi

Baryahan Baqaya reer magaala ina bartoo
Walee baxaroow baraarkii u baqayaa

Waa adigii i maqli maayay ninkaa dheer ee madaw ee qulka aad moodo ee Sir lugooyo inuu in dahacaayo waa ogaa

qudhac maygaag
User avatar
Gogarad
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3450
Joined: Thu May 03, 2001 7:00 pm
Location: SSM 4 Life!!

Post by Gogarad »

Suldanka..

Iiwaran..Esh akhbarak? Min zaman ma shofnaak ya Jeddawi? Smile

Horta wa hore ayad igo tidhi, oday yar oo Ayuuba ay islanti ka dhimatay ayaad ii guurinisayee..miyo so dhotiniya? Ilamayo ninteen kaba kayaacii ayoo so socdaay ee....
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Post by Sir-Luggoyo »

Gogo,

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Remeber women's dictionary? That was classic, I always knew you were nuts Laughing Laughing Laughing Laughing
Saba7al kher ya 7ilwa

Qudhac

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Alla maxaad nin dhaaxo qori dab ah intaad u dhiibtay, kolkuu ololayna ku wiirsatay. Waryaa, aniga iyo ninkaa saxibkay ee Ina Baxar ah goradda ha isu kaaya galin, wuu ogyahay inaan waligayba wax la waday oon xitaa geel qaaraan ah uga soo ururiyay reerihii
User avatar
Gogarad
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3450
Joined: Thu May 03, 2001 7:00 pm
Location: SSM 4 Life!!

Post by Gogarad »

[quote="Sir-Luggoyo"]Gogo,

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Remeber women's dictionary? That was classic, I always knew you were nuts Laughing Laughing Laughing Laughing
Saba7al kher ya 7ilwa

[/quote]

Lool@ women's dictionary..I know eh..The men's English was SOOO right wallahi...they nailed you guys there Laughing

What about the lady who was cheating and the husband was like " u S.O.B my wife is having a heart attack and you are running around naked scaring the kids" looooooool...Ala that one killed me.. Laughing
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Googo,

Salaam walaashay. rose

Lol@" oday yar oo Ayuuba " Laughing Laughing


Maxaad qufaciisa ku fali Smile Why can't he be nin instead of odey Laughing
User avatar
Gogarad
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3450
Joined: Thu May 03, 2001 7:00 pm
Location: SSM 4 Life!!

Post by Gogarad »

[quote="kambuli"]Googo,

Salaam walaashay. rose

Lol@" oday yar oo Ayuuba " Laughing Laughing


Maxaad qufaciisa ku fali Smile Why can't he be nin instead of odey Laughing[/quote]

Kambuli..salam sare walal rose

Walal...odayasha mahaani wax kale iguma baxdo aniga..inamadan gamba yarta ah wa la iga shida..For example, Luggoyo aya wa hore isqabi jirnay..malinti igo horaysaay aan arkay minjihiisa qaaciga ah..qoorta mindida la muudo, timaha bis biska ahaa, shafka shaxidka, iyo bakuuradi..meel alaliyo meel aan joogo wan garan wayaay..laba galiin kadiib wabaan ismihiirsanaay..Marka wa ii balwaad odayasho walal..maxaan samayn wa al xamdulilahi ee Smile
LaDy-Qac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1725
Joined: Thu Nov 20, 2003 7:00 pm
Location: AWDAL

Post by LaDy-Qac »

[quote="qudhac-m"]Ina baxar
Waxba malaha ee iska soo noqo Camoo TU YAR OO AAD DABOOL DHARI MOODO AYAANU REERAHA KAAGA EEG EEGIYE.

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Suldaan qudhac maygaag



Say what Rolling Eyes...fukking qaldan. Talking shidh about gadabursi waxba ma taqaniid Rolling Eyes Rolling Eyes
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Post by Sir-Luggoyo »

[quote="Gogarad"]

[/quote]

Lool@ women's dictionary..I know eh..The men's English was SOOO right wallahi...they nailed you guys there Laughing

What about the lady who was cheating and the husband was like " u S.O.B my wife is having a heart attack and you are running around naked scaring the kids" looooooool...Ala that one killed me.. Laughing

[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Ok, we have some men blondes in this forum Laughing Laughing so no wonder. Did you anything to do with creating the men's dictionary? Everything sounds like a zombie with a command of one phrase Laughing Laughing
User avatar
Gogarad
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3450
Joined: Thu May 03, 2001 7:00 pm
Location: SSM 4 Life!!

Post by Gogarad »

Loool...

Nope..I am a miskiin waryahe ee ha imasabidiin!
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

Gogarad, ii waran horta inadeer.
Maxaad kaloo tiri, ma aniga baxar galay? Laughing
Ya Ilaahi , walle inaad gob inadeertey tahay , horaan u oga . Waxba kugu dirimaayo anigu Sir Luggoyo , halkey ka socoto see wey inoo wada muuqata. Laughing
Si wanaagsan baa loo kala baxay hadda , baggaad usoo gashay horta ,imikana cunoqabatayn baan kusoo rogay halku cadowgey isku sii shubayay, {embargo}loona fadhisan maayo arrinta Laughing
Let me be clear here Laughing
Walaa aniga Kambuli hadalka ka gura , walaa qof kale oo kii u dhowaadana waan ku mudaya .
User avatar
Gogarad
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3450
Joined: Thu May 03, 2001 7:00 pm
Location: SSM 4 Life!!

Post by Gogarad »

Ina,

Wallahi waxaad tahaay the only person anaan af somligiisa fahmiin in this place, ki odayasha shalay hawd ka so galaay ayaa ku hadasha...lool

Al khulasa, waxanan ka fahmin haan ku weediyow bal..
Maxad igo diri luggoyo?
Sida lukala baxaayna?

Wallahi sidaan hadalkan aad qortaay oo higaadiniyo hadad maqashiid wad qosli lahayd...lol

Waxaas nagadayo..Isqabooji inadeer oo odaygi suldanka ahaa taladiisa maqaal.. lol
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

Woow, Gogarad dee adigiina in wax kasta af carabi laguugu jilciyo ayey noqotay.':lol:'

Okay intaana ka si bixin , waxaan u jeeday haan kuu sheego.
Waxan kaa rabay , inaad markaad soo gashaba aad "wey tol la'yay, war ma inadeerkey baa sidaas loo galeya" tidhado. Laakiin xaggaa iyoo sir Luggoyo ayey weli kaaga maqantahay . Waxba ka ma dhigna inadeer , oo keligey baan isku filanahay.
Sida loo kala baxay , hadaan wax kaaga sheegana , dee bal Luggoyo weydi , socodka waabu yareeya marku ku arko Laughing
User avatar
Gogarad
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3450
Joined: Thu May 03, 2001 7:00 pm
Location: SSM 4 Life!!

Post by Gogarad »

Lol@ af carabi..Come on couz..give me a little more credit dee.. Laughing

As of the to'laayey business...aniga oo taa odhan, hadan arko ino xaalko kugu qadhaadh yahay tii walasha iyo inadeerta ahayd ee ku barbar istagiisa ayaan ahay..ee taas ha ka warwariin..Inaad isku filantahayna shaaki igagama jiro walal Smile

As of Lugg oo lugta yareya..taasi wa mid isaago ku sharxi doono, but trust me couz.. shaqo ku malihi taas anigo..lol

Hadana hadaad ka shubtaay...Ha ku macaanatuu! Smile
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”