Page 4 of 6

Posted: Thu Jan 26, 2006 5:03 pm
by kambuli
Axlam, quote" Gorgarad,
Why do you only wanna meet the men? Fiishii nayaa, ma bisiniskii baa islow ah maalmahan? lol"

The question was " If you could meet any S-net member from the OPPOSITE gender...

That is why Gogo chose only men, but she chose men from Noble Isaaq only. Sad Not from all Noble Somali.

Dhaga bacayl,

Inta kale ma xumee,

Keeg dhuuqista inaga daa Laughing Laughing

Posted: Thu Jan 26, 2006 5:07 pm
by Dhaga Bacayl
Whay walaal... Wink

Dhuuqistii ma diidday. Waan kulay gartay.

Posted: Thu Jan 26, 2006 5:10 pm
by Axlaan
kambuli,
Afjooga looma adeego my dear ( and I know gorgard is around here, like always). And the reason she chose only idoor men is because, qabyaalad baa lafaha kaga jirta ee wax kale ma aha.

Okey Dhage juunow.

Posted: Thu Jan 26, 2006 5:15 pm
by Dhaga Bacayl
Axlaaneey,

Maxaa dhagahayga ku tusay Wink

Posted: Thu Jan 26, 2006 5:26 pm
by kambuli
Axlaanay,

Af joog u adeeg igama ahayne, waxaan moodey inaadan su'aashii hore wada akhriyin. Taagga ba'ay waxaan is lahaa wax u sheeg Smile

Posted: Thu Jan 26, 2006 5:31 pm
by Axlaan
kambuli,
I'm kidding walaal. Balo ma jidho, hadey jidhona ma buurna.
Loooool@taaga ba'ay. Never heard of waxaasa what does it mean.

dhage,
Baceyl iyo Juun waa the same nooh.

Posted: Thu Jan 26, 2006 5:42 pm
by Cawar
I was hoping for a cat-fight. Disappointed it didnt happen. Laughing Laughing

Axlaan dhiig-laay. Laughing

Posted: Thu Jan 26, 2006 6:24 pm
by michael_ital
quote Axlaan "yahuu oo iscun, ilaahey ima kaa tuso."

Why ??? You afraid you'll fall in love with me ???? Such a pleasant qumayo you are. Suits your appearance. Bido.

Posted: Thu Jan 26, 2006 6:29 pm
by Garaad_LQ
lol @ axlaan and mich Laughing

Posted: Thu Jan 26, 2006 7:08 pm
by Samatr
[quote="michael_ital"]quote Axlaan "yahuu oo iscun, ilaahey ima kaa tuso."

Why ??? You afraid you'll fall in love with me ???? Such a pleasant qumayo you are. Suits your appearance. Bido.[/quote]

This should prove to all that micheal ital is Somali, how the fuck did he understand that.

Posted: Thu Jan 26, 2006 7:10 pm
by ABSAME'
I don't know

Posted: Thu Jan 26, 2006 7:42 pm
by qudhac-m
[quote="michael_ital"]quote Axlaan "yahuu oo iscun, ilaahey ima kaa tuso."

Why ??? You afraid you'll fall in love with me ???? Such a pleasant qumayo you are. Suits your appearance. Bido.[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Apart from my fellow isaaq Crew except Lionheart

1.Awoowgay Sir lug oo aanu qaad isku ku waraysano oo waaga aduunka
kawada sheekaysano

2.Axlaan oo aad moodo inaan ilaah isu kaaya abuuray inaan jikaarno

3.Mataan ciideed oo aan kaga xanaanjin llahaa NINKA REER somalilandoow

4.Mizzy yeeh my beloved mizzy jiify cagayar binta alnaas cumruhaa sabciin


Suldaan qudhac maygaag

Posted: Thu Jan 26, 2006 7:45 pm
by Cawar
"Mizzy yeeh my beloved mizzy jiify cagayar binta alnaas cumruhaa sabciin "

Sabciin mise sabcata cashar??

War ileen habrahaad u dhuumataa??? Laughing Laughing Laughing

Re: If you could meet any S-net member from the opposite gen

Posted: Thu Jan 26, 2006 8:10 pm
by simplicity-
[quote="ChaneL-Lover"]:D Very Happy Very Happy

who would it be?

Very Happy Very Happy Very Happy[/quote]

Aiman Very Happy and lion(a little bit)

Posted: Thu Jan 26, 2006 8:18 pm
by qudhac-m
Cawar
17 aaaaa Waar maxaa ku soo dhigay da'adaa She cant even remember when she was that age.


Suldaan qudhac maygaag