[quote="Cilmiile"]
"Cabdi Galayax is a kid he is still alife and we are talkingabout old heavy weights , poets who lived 150 years ago. "
Cabdi Galayax, although he is a living poet can be considered a "bridge poet", the poets who bridged the modern era and the distant nomadic past of Somalia. While a living poet he can be considered on a par with the greats of Somali history and combines his mastery of the Somali language and poetry with Ferocious personal bravery and distinction in the battles between his family, the redoubtable warriors of the Sade, and their neighbours Hawiye and many other fractions of the Daarood.
Samay buu lahaa tolkay Sadiyo maasheeye
weligii Sabuubaha dagaal waw sinaan jiraye
Soomaaliyoo idil haddaan sare u faaleeyeyt
Sinjigaanu nahay geesinimo waw saxeex dhigane.
Dawlad Sade I am disappointed that u published Cabid Galaayax's memorable poem about their assault on the Ogaadeen. This is not the proper venue after all.
Better to have presented his rebarbative verses when he destroyed the Cayr:
Gob ninkaan ka dhalay ciilka waysaga gaboobaaye
Guubaabadaan faray tolkay waa ku guullamaye
Gefba haygu noqotee Hawiye waa la guursadaye
After he destroyed a Hawiye army he even disdained a poem to celebrate the victory. When he was forced he included this memorable line:
Iska Gowrac mooyee Hawiye guul ku faan ma lehe
The history of Mareexaan poetry is long and luminous. Aadan Gurey's poem on aging is considered a classic. Born circa 1840 in Ximan, he lived to a ripe old age.
Todobaatan iyo toban miyaan tiriyey waageyga
Sidda wiil tarada ceel marshay oo timaha deebeeyey
Tin madow miyaan laga dayeyn aniga tuurkayga
Iba-toosan leeyeey haday na hor tislaynaysay
Tog biyo leh haddaan keenay oon koron ku taysaynay
Sidaan wax u tabayn jiray miyaan taabi kari waayey
Allahayoow tahliishii janaan adiga kaa tuugay
Faarax Afcad and his epic poems in the Dhulbahante country when he was searching for a mount to replace his beloved horse that succumbed. He was convinced, and rightly so, that he could secure an adequate replacement in the Nugaal valley among the Dhulbahante whose horses are the most superior breed in Somalia. After composing many poems including this famous one in the presence of the Dhulbahante Garaad
I will present those poems another day but this poem is also one of the best from Afcad as classifies horses by their coat colour and the various advantages and disadvantages of each colour :
Ashkir Orodkii waa markuu oofa weyn yahaye
Ololaha nin jecel baan ahaee yuusan ii imanin
Adin gaab arooryada horuu ugugufleeyaaye
Uur yacay abaar kama baxee yuusan ii imanin
Bullaale af adaygaan ku nacay aar ha soo rido e
Niman Urursan buu kuu geshaa yuusan ii imanin
Nin ugaadhsadaa Xamarka jecel orod dambeedkiise
usha iyo dhawaaquu sugiye yuusan ii imanin
Hadduu oomo qaajaha naftay kala aguugaane
Aroorkii maqnaa kuguma simee yuusan ii imanin
Ma irdhaysna oo Caynab waa faras Ogaadeene
Odaybaa ubbada loo sudhaa yuusan ii imanin
Afar midable oofta iyo fankiyo adhaxdu weynaatay
Oogada madoobow BAROOR ubaxa baan dooni
That is our lesson on Somali poetry for the day[/quote]
Cilmiile I used the Ogaadeen poem because gelahii lasoo dhacay was done by a very close relative of mine and it was hard earned from the Habar Gidir. Ogaadeen walaaltinimaan heyne before they tried to steal the geel in turn from us.
The Hawiye army you talk about la baaba'iyey gabay waxa uga horeeyey uu balanqaaday inuu baaba'iyo

" God haddaan la ii qodin amaan, gudub la ii seexin
Waxaan sharad Ilaahay ku galay, Cayr inaan guboÂ’e"
Anyways Xplaya is obsessed with my fellow Siyaad Diini Guuleed Jucfo cuz Guuleed Jucfo baa la arkaa wax Isaaqu isu gabyi jireen so let's hear him out once.
http://www.golkhatumo.com/Tagoog.ramGabay Askartii Tagoogyaha Xumayd
Guuleed Jucufo gabaygan waxuu marshay mar nin Iidoor ah oo Askartii Ingiriiska ka mid ah afarey tirshay u lee yahay
Waa taako leel maansaduu tiriyey guuleede
Toban qaadka nimankaa sitaa taabay dunidiiye
Talaabo xun ha dhigin reer Siyaad baan ka soo tubiye
Afaray markuu tirshay baa Guuleed Jucufo gabaygan isla goobtii ka marshay waxuuna Yidhi:-
Cabdiyoo nin walane magalo waano loo diray'e
Wacdiga iyo shareecadana waa laga wareershaay'e
Adna heedhe gabygaagu waa Wayl aan la cuneene
Wadadaan ku dhici waa midaan la iska waayeene
Axmad iyo walaalkeey Warsame waa u waramayaay'e
Warqad baan udiri Yusufkii waamahaas jiray'e
Waawaada iyo faanka waad wadi taqaaniin'e
Wax hadeey dhacaan jeer danbaa wayda lahayaay'e
Alle wiilka meey joojiyaan wagaska Iidoore
Wax hadaad taqaan faranjiga wehel mamoodeen'e
Wagii baryaba Awrta Gaalada lama wareegteen'e
Wad hadii uu galo qaalin yarahu weer ma xirateene
Dumar waad wasteen maalintaan wadana geeliiy'e
Wabta waxaad ka galiseen waa habar wardeyeed'e
Ma waliqin gabar heyjad leh iyo wabarkii Darood'e
Wecel iyo washensi baa tahay iyo waladi xaraan'e
Inaad waaray tahay waan ognahay walid laguu naary'e
Ingiirska wiiqyad xun baad wiil u noqoteen
Wax wanagsan bari baad hesheen waana wadateen.
Hayeshee nin wiil iyo duqoow waad is wargaliseen
Wagas baad ku goyseen ilkaha wac iska siiseene
Waayeladii ree Isaaq war xun laga keeny'e
Wabi dhaafe dumarkeey qabeen wadna lagu sheegy'e
Wajigiina gubay naag hadaad wadar ujeexdeene
Waraabuhuba neefka uu dilo weer unbaa u haro
Waxtar buu u dilay reer Afgaab wilaashaad garane'
Waa tuu waraabuhu kabogay wabradiniiy'e
Markaad wabiga jeexdeen rasaas waa aad wadateene
Wacdigii rasuulka iyo katage waysadii duhur'e
Warjaaf iyo calan cad magalo wabahka Iidoore
Ana haatan maan waax laharo waa waxii hor'e
