SOMALI MARINE NOMENCULTURE
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Xplaya, this poem was made by a Warsangeli poet in 1800. I believe Fardaha waxaa dhaqan u Leh Warsangeliga. Dadka kalena ayagay ka gadan jireen.
Bacaraar cad iyo qoobyartii sahalka loo boobay
Ee baqalka loo fuulay oo budulka loo jiidey
Ee seesinkoodi bus iyo boodhka la cabsiiyey
Marna baafin toodii ergiyo boowe lagu diidey
Bilaash kuma hantiyin odayadii soo ban- baansadaye
Bureeqaa dhashay oo waa dirkii baalasha lahaaye
Ma laa iigta beder soo degtaa keentay berigiiye
Bidhaantooda goortay arkeen bilina loo saaray
Badda iyo waxay uga gudbeen suun bahgooya ahe
Boqolaal awoowaa ku goÂ’ay oo bilaahaya-e
Baac-baacinteey qabanayeen eersey badan koode
Beertooda waxa loogu tegey buurta jemel qaafe
Berigeena waxay soo tubeen qoor badh kood lumaye
Barkhad iyo labaad weeye iyo sheey burhaan adag-e
Buruud-shiile uunkii dhammaan baaqigii helaye
Dabadeed na boob iyo dhac iyo bahalba loo diidye
Bixin iyo warkeeda iska daa baadi iyo xaale
Biya booli loogama kaxayn beed calool ahe
Mana soo baxnaan sheen hadeey ba -an filaayaane
What about gabaygii Xiinfiniin?\
Xamar weeye oo midab fardood, kala xariir roone
Xawaariyo kabti iyo raaxo iyo, xawli iyo jeefag
Xaggii loo eryaba waa Gammaan, xulashadiisiye
Xubna-toosanlow neefku waa, xaalad gooniya e
Goortaan xusuus ula noqdaa, xiisa ii qabanne
Waxaan xarafka diimeed ahayn igaga xeel dheere
Xarbaddiyo jihaadkaan lahaa, xoogsi ugu fuule
Usagaan xatooyada lahaa, xuurta ugu looge
Xiniinyaha ku goo baan lahaa, gaalka xaylka lehe
Xayskaa da'aayaan lahaa, Xallin ka dooyeeye
Xaqaygii maqnaa baan lahaa, xag ugu raacdeeye
Meesha iyo xeebtaan lahaa xiito ka eryoode

"Of all Harti history the art of reciting Geeraar upon the horse or horse praising potery never ever existed , horsemenship is alien to the Harti (before the Devrish), no Harti ever compose a single poem for horsemenship. Not Cali Dhuux, not Ismaaciil Mire, not Aw Muuse Ismaaciil no harti poet ever even owned a horse before the Devrish"
Ileen Doqon baad aheed. Before Dervish,
Ileen Doqon baad aheed. Before Dervish,

threadkani waad ka qayb qaadati baan u maleyn, maxaa gabayada la soo bandhigey wax ugu sheegi weydey oo aad uga hartey. Ileen waad carartaye. War Belo anagaa aragney.
Bal Hoos u daadag oo fiiri.
http://somalinet.com/forum/viewtopic.ph ... 1&start=75
[quote="Cilmiile"]qudhac
I think this is breaking new ground. I have never responded to any of your posts.
Probably because this is the first constructive one.
Octopus = farabadane
Crab = Suulalgoys[/quote]
The fanniest thing about this thread is all the answers are coming from geeljire and most of them coming from you The biggest Geeljire of all time.
Are you making up or this is the correct ones.
Ok lets move on Can you name
Shrimp
Baleen Whale
Toothed Whale
Killer Whale
Sperm Whale

Absame
This is the first time i have ever heard of it let alone eat it
What is it sxb?
Man look the pple that answering the marine lifes and names
i was expecting a material that can produce a book about marines in somali.
The answers should have came from Reer Baraawe,reer kismaayo,reer boosaaso, reer hobyo, reer xamar, reer laasqoray,reer xiis iyo maydh, reer berbara, reer buloxaar, reer lughaya reer saylac!!!!! each arguing that they have the correct somali word for that and this fish.
Instead the geeljire isaaq and the geeljire daarood arguing about it
MEESHA WAXAA KA SOO SOCOTA DAGAALKII ARAP ISAAQ IYO OGAADEEN
BADDA KU DHEX MARAY MALAA

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 45 Replies
- 2173 Views
-
Last post by Basra-
-
- 7 Replies
- 773 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 23 Replies
- 2273 Views
-
Last post by kadarre
-
- 0 Replies
- 362 Views
-
Last post by Psykmottagningen
-
- 2 Replies
- 518 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 5 Replies
- 632 Views
-
Last post by Demure
-
- 46 Replies
- 4783 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 0 Replies
- 220 Views
-
Last post by skruu
-
- 1 Replies
- 249 Views
-
Last post by SahanGalbeed