Page 4 of 4
Posted: Fri Nov 17, 2006 2:42 pm
by COSTA
http://www.deeyoo.com/musikdeeyoo2.htmcheck the songs at the right not the xamari ones
the 40th one is gedaa nolosha aadmiga
the fanaan his name is Abdulaahi Boqol
<--------WOULD LIKE TO DANCE WITH YOU WITH THIS SONG
Posted: Fri Nov 17, 2006 2:46 pm
by Daanyeer
Anyone who can come with 'Ifafaalo guur'By C/risaaq Gaadaco.
....I am the MASTER of my chest; i am the CAPTAIN of my fist.....
Ur Brother With Intellectual Glasses In S'net !!!!!
YYY Col\Prof Daanyeer YYY
Posted: Fri Nov 17, 2006 2:50 pm
by COSTA
Daanyeer is thaat gabay or song
Ur Brother With music experience In S'net !!!!!
YYY Dj / Vj Costa YYY

Posted: Fri Nov 17, 2006 2:53 pm
by *HannaH*
Costa, the link is not working.
Posted: Fri Nov 17, 2006 2:58 pm
by Daanyeer
[quote="COSTA"]Daanyeer is thaat gabay or song
Ur Brother With music experience In S'net !!!!!
YYY Dj / Vj Costa YYY

[/quote]
I have not REACHED the AGE of GABAY thus it's SONG.
Posted: Sat Nov 18, 2006 2:33 am
by Ay iisho
hanah, hoo ku cayil
A/qadir Sanka
Song: Gedda Nolosha Aadmiga
Gedda nolosha aadmiga
Guulshiyo barwaaqada
Guurkaa hogaanshayee
Wiil gob ah oo garaad wacan
Gacantiisu furantahey
Marna gacal wadaagtaan
Hadii uu calafku kuu galo
Guri wacan ku joogtayee
ku guuree
Guurkiinu guur kheeyr
Gurigiinu guri nagi
Guuloow ka yeel
Gedda nolasha aadmiga
Guulshiyo barwaaqada
Guurkaa hogaanshayee
Gabadh aan gu wayneen
Asluub lagu gardaadshiyo
Raaliya ninkeed garad
Quruxdunu u gaar tahey
Guri wacan ku joogtaye
bar qabo
guurkiinu guur kheey
gurigiinu guri nagi
Guuloow ka yeel
[quote="*HannaH*"]Cawar, I've been looking for this song..it goes something like this maybe you can help me...
Something.....Nolasha admigaa..
Guurkiyo barwaaqodaa...
Gurkaa hogaanshee.....
Gurkaa hogaanshee
ny idea?[/quote]
Posted: Sat Nov 18, 2006 3:10 am
by Ay iisho
UBAX YAHOOW BIDHAAME
OOGADAAD KA NUURA
EEG MADA JALECADA
INDHAHEYGA NAXARIIS
ADIGAA KU BEERE
ONKOD GALAB HILAACIYO
ROOB AROORYA DA,AYAA
AGA GAARKA BEERKIYO
WADNAHA ILA XIRKISA
RABI KUGU ABAARE
WAAD II AHAATAY
II MAANKA DEEQDAYE
NAFTA KU OGOLATAY
IFKA NOLOSHA WAA ADI.
AMALEY WAXA TAHAYE
AFAR IYO TOBNADIYO
ILEYS SOO BAXAYIYO
WAA BERI IFTIIMOO
ARAGTIDA LA DAAWADO
AMA QURUX U DHALATA
ALLIHI KU UMAA ADI
KUGU MANEYSTO ILGARAD
KU JECELOO KUU OOMAN
BAAN AHAY MA ILAWA HAYGA
KU ILAASHA NAYE
KUU FURAN IR MANTIYE
SOO DHAWOOW HA IILANINEE
II IMOOW HA RAAGINE
WAAD II AHAATAY II
MAANKA DEEQDAYE
NAFTA KU OGOLAATAY
IFKA NOLOSHA WAA ADIII!
JUBBA ..
Posted: Sat Nov 18, 2006 3:11 am
by Ay iisho
Zahra Ahmed

Haduu beerku qaybsamo
Badh baan adi ku siin laa
Wadnahayga bidixdana
Waan kuu bedeli laa
Kaagana waan la bixilaa
Waa booli dhiiguye
Kaalamaan bakhayleen
Nafta laba bahood noqon
Badhkaagaan ku siin laa
Biyo haddaad cabaysona
Bisinkaan ku dari laa
Bedenkaago faatoxo
Bohod baan uga dhigi laa
Illaah waxan baryaayaa
Aduunyada badhaadhiyo
Barkhad inaad ku waartoo
Aakhirana bishaariyo
Janada inaad ku barida
Indhahayga baalkiyo
Budu daan ku dhigi laa
Sanbabkayga bilan baan
Badhtankiis ku gelin laa
Bacda dhegaha maqalkaan
Xubka kuugu qarin laa
Waxan beeri laa ubax
Soo bixiyay caashaqa
Habeenkii bogaygaan
Iigu beri ku odhan laa
Kolkaan soo baraarugo
Bishaaraan ku siin laa
Bidhaantaada araagaa
Bil khayr ugu ducayn laa
Illaah waxan baryaayaa
Aduunyada badhaadhiyo
Barkhad inaad ku waartoo
Aakhirana bishaariyo
Janada inaad ku barida
Waan baga bagayn laa
Kuu luli lahaa balag
Bila deyaan sidiisaan
Kuuu daawan lahaa bilic
Beeryarada oloshaan
Biyo sii ku odhan laa
Sida boga dhayihii
Waan kugu bogsoon laa
Had iyo jeer bariidada
Kaalamaan baydheen
Biyo haddaad cabaysona
Bisinkaan ku dari laa
Bedenkaago faatoxo
Bohodbaan uga dhigi laa
Illaah baryaayaa
Aduunyada badhaadhiyo
Barkhad inaad ku waartoo
Aakhirana bishaariyo
Jannada inaad ku baridaa
Qalbigayga bilan
Baruur kaaga dhigi laa
Caqligeena badan baan
Isku wada badhxi laa
Belaayada xijaabkaan
Burda kaaga celin laa
Bohal yoow kalgacal baan
Berisada ku tebi laa
Riyadaan habeen barad
Bacle kuu tumi laa
Barbaarta u horee baan
Bilcaaneey ku odhan laa
Bidhaantaada aragaan
Bilkhayr ugu ducayn laa
Illaah waxan baryaayaa
Aduunyada badhaadhiyo
Barkhad inaad ku waartoo
Aakhirana bishaariyo
Posted: Sat Nov 18, 2006 3:23 am
by Ay iisho
Ahmed Mooge

aan damaq jacayl
dad is raba warkood
kaa daadajee
waxay ugu darnayd
markii aan dulmi
taan dunida rabay
iyadoo doog dhex jiiftoo
daawanaysa ubaxoo
soo raaxa damacday
durba garayski furatay
sii daysay timihii
aan idhi ma daysaa
mise waad dugsiisaa
dibnaha ma isa saartaa
yaa dookhu heli jirayeey
dadaw maxaad ku taliday
aan dad iyo maal
deeqaha ilaahay
kaa daadaajee
marna waxaan ideynay
dumar iyo dhibtood
hor ilaahay deyn
wuxuu sida daruuraha
sagal waa'u daalacay
mamid muuqa dahab loo
hadaan anigu daynlaa
dahaa igu dirqinayee
aan is idhi ma daysaa
mise waad dugsiisaa
dibnaha ma isa saartaa
yaa dookhu heli jirayeey
dadaw maxaad ku taliday
Posted: Sat Nov 18, 2006 3:42 am
by *HannaH*
Ay iisho....thank you qaali

I appreciate it.
