Lafo lafo,
You dont seem to get the gist of my argument. Perhaps your English is poor. lemme try Somali.
Sidee Islaanta qurjiile uga dhigtay u gaalaysay wiilkay idiin dhashay?
Aabihii muxuu arrintaa ka yidhi?
Mise Ragga Muuse Abokor Haweenkoodaa u taliya?
Sheekadu sidaad u dhigtay maaha, laakiin xitaa waxaad isku difaac is tidhi baaba ka sii foolxun. Nin Hunguri qaaday oo gaaloobay, nin ay ka soo go'day inay nasaaradu ka fiican tahay muslimiinta waaba la garan lahaa. Laakiin nin ku le xaaskaygaa gaal noqo igu tidhiyoo waan iska raacay
Ma Si il Caabud buu ahaa Maykal Maryama Luuli aabihii?