Ilaahow yaa reer Somalinet meel isugu wada keena
Alla maxaa mid iska dhiga caruur la arki lahaa inuu yahay ciroole....
Maxaase habar iyo odey laba jir iska dhigaya la arki lahaa..
Maxaase mid kusoo galay da yar oo laakiin weyn la arki lahaa..
Maxaase qaar caruurtii ay awowga ama ayeeyada u ahaayeen la jooga la arki lahaa...
Maxaase mid tidhaahda waan qurux badan ahay oo jeer u eg la arki lahaa sida heblaayo oo kale...
Walaahay it would have been the best show ever
